Faahiye Center Group

Faahiye Center Group

Share

Macamiil Sodhawaaw waa shirkada Faahiye Center Group

Photos from Faahiye Center Group 's post 26/09/2024

Macamiil shirkada Faahiye Center Group Waxay idin ku bishaaray naysaa inay idin kentay daawadii ilkaha loogu talagalay ilkaha oo ah budo lagu daa weeyo ilkaha logu tala galay in loogu isticmaalo sida ilkaha midibkoda isbedelay sida dadka qadka cuno ilkaha kalarkooda is bedalay malahan dawadaane wax sameen ah oo aan faaido aheen fadlan ciidi danaynayso nagala soo xiriir numbarka hoos kamuqda

18/09/2024

Tooth powder high quality

Kasoo dalbo what is up hoos saran

12/09/2024

Wixii faah fahin ah halkani kalasoco

11/09/2024

Dhaman macamishena waxaan ogaysiin nayaa inaan udiyarinay macaamiishena daawada lagu talagalay ilaka lagu nadiifinayay ayadoo budo ah
Dawada inaad qaadato macamiil waxay kaa caawinaysaa Qodobada hoos ku qoran.
1. Qofka neeftisa ama riixadisa urayso inay kacawisa.
2. Inay kasarto ilkaha wasaqda kujirto oo ay kadhigto mid nadiif ah.
3. Inay kacawiso ciridka dhiigayo oo ay kadhigto mid nadiif ah .
4. Inay kadhigto neef taada mid Nadiif ah aan laheen wax shiir ama ur ah
Muqaalkani macamiil wuxuu kaa cawinayaa sidaad u sitic mali laheed dawadaani Fadlan cida danaynayso ama ubahan nagala soo xiriir numbarkena proofil ka saran wixii war bixin ah.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Dharkenlay
Mogadishu
252