Galka Daafeed
Ganraale
10/10/2024
Darajada ciidanka dadka xaqa u leh ee mudan, sida Axmed Yuusuf Abuukar (Ahmed Shujaac )الشيخ احمد شجاعيhala siiyo.
Maanta darajada ciidanka waxaa lagu bixiyaa Qaab kabaxsan dowladnimada (Qaab qabiil ayaa wax lagu bixiyaa!
Maanta Walaalkey Axmed Xildhibaan iyo wasiir oo dowladda ugu soo dhiciya xuquuqdiisa maheesto
04/10/2024
Gudoomiye ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Walaweyn Ayaa mar labaad Loo Soo Magacaabay Xibintiisii uu horay u haayay maadaa uu noqday Gudoomiyiihii maaliyada ugu Fiicnaa Degmada W/weyn uu Noqday Sidaas Darteeda ayuu ku muteysatay in Loo magacaabo mar labaad G.Maaliyada Deg.Wanle weyn.
Ismaaciil Rooble Cali Waa nin howl kar ah Noloshiisha kal bar wuxuu soo geliyay Dowld Dhiska kgs gaar ahaan Degmada Wanle weyn.
Waxaan arkeeynay dad badan oo leh ismaaciil roobow waa badal oo kamid ah Tiim Siimoow Siimoow iyo dad badan oo aan naqaano Warkaas oo ay Soo Suuq geliyeen weyna u Noqon weysay Arintooda.
Cunsuri nimo ay katahay lkn Wiligiina hormar magaareysiin G.ismaaciil Soo laabashadiisa waxey idinku Noqotay Wadno go'
Mudane Gudoomiye Waxaan ku leenahay mar labaad hambalyo Cadawgaaga Cagta hoostiis
03/10/2024
Maamulka degmada W/weyn kuxegeenadiisa oo isku Shaandheyn Lagu Sameeyay iyo Magacaabis
Warqadaan Waxbadan ayey ka badali doontaa Degmada Wanlaweyn Waan Soo dhaweyneynaa Hadeynu nahay bahda Galka Daafeed
01/10/2024
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaah unaxtiisto walalkeena zakariye oo maal mahaan ku xanuun sanaa isbitaal dikfeer ayaa u geeriyooday Daawac madaxa kasoo gaaray gaari uu saarnaa Gadaashiisa allaah nama fidneeyo
War Deg Deg Waxaa Dib loo fasaxay Rakaabkii Ku Xanibnaa Garoonka Aaden Cadde
13/09/2024
Jimco wanagsan dhamaan umada somaliyeed ayuu idin leeyahay madaxweynaha DKGS H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen
09/09/2024 dib dambe uma soo laaban doonto
25 tii Xilbaan Waxey nooga dhigan Tahay 13kii SYL Waxaa sidas yiri Madaxweyne LaftaGN
inaa Qof musaafur ah Aad Gaari kala dagto aadna disho midaas Guul kuuma Noqoneyso
09/08/2024
Maskaan maxaad ku qiyaasi laheyd
