Hami Care Co.
Hami Care Company is dedicated to providing top-quality, gentle,
and effective personal care products for babies and young
children.
16/06/2026
Sanad Hijriyeed Cusub oo Barako leh ๐
Hami Care Co. waxay idiin rajaynaysaa sanad cusub oo Hijri ah oo idinla yimaada caafimaad, nabad, barwaaqo iyo guulo joogto ah.
1448 Hijri
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ
05/06/2026
๐ XARUNTA WICITAANKA HAMI CARE
Waxaan diyaar kuu nahay 24/7 si aan uga jawaabno su'aalahaaga una bixino adeeg degdeg ah oo tayo leh.
โ
Adeeg Degdeg ah
โ
Shaqaale Khibrad Leh
โ
Xogtaada Waa Ammaan
โ
Taageero Joogto Ah
Nala soo xiriir hadda:
๐ฑ Call Center: 2530
โ๏ธ +252 615225599
โ๏ธ +252 612392370
๐ง [[email protected]](mailto:[email protected])
๐ Suuqa Bakaaraha, Muqdisho
Hami Care Co.
Daryeel iyo adeeg aad ku kalsoonaan karto.
๐คฑ Hooyo cusub ma tahay?
U dooro ilmahaaga raaxo iyo daryeel buuxa adigoo isticmaalaya Xafaayada Mama.
โ
100% suuf tayo sare leh
โ
Jilicsan oo u roon maqaarka ilmaha
โ
Ka hortagta finan, cuncun iyo xanaaqa maqaarka
โ
Nuugis sare leh si ilmahaagu ugu nasto qalayl iyo raaxo
Mama Diapers waa doorashada hooyooyinka casriga ah ee mudnaanta siiya caafimaadka iyo farxadda carruurtooda. ๐
๐ Suuqa Bakaaraha, Muqdisho
๐ +252615225599 | +252612392370
31/05/2026
Hami Care Co. โ Mama Diapers โ Hooyo Walba Ku Kalsoonaan Karto
Xafaayadda Mama waxaad ka heli kartaa dhammaan goobaha ganacsi ee magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya.
๐ Suuqa Bakaaraha, Muqdisho โ Soomaaliya
๐ +252 615 225 599 | +252 612 392 370
๐ง [email protected]
Mama โ Tayo La Dareemi Karo, Kalsooni La Aamini Karo
26/05/2026
๐โจ Ciidul Adxaa Mubaarak โจ๐
Maalintaan barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed, Hami Care Co. waxay idiin rajaynaysaa farxad, nabad iyo barako idinka iyo qoysaskiinna. ๐ค
Sida aad ugu dadaashaan daryeelka qoyskiinna, annaguna waxaan idiin soo gudbinaa tayo iyo kalsooni aad ku qanacdaan. ๐ถ๐
Ciid wanaagsan โ Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan iyo ducada. ๐๏ธ
๐ Hami Care Co.
โDaryeel aad ku kalsoonaan kartoโ
21/05/2026
Hami Care Co. Hooyo Walba Waxay Rabtaa Waxa Ugu Wanaagsan Ilmaheeda.
๐ Jilicsanaan โข Raaxo โข Kalsooni
๐ Suuqa Bakaaraha, Muqdisho โ Soomaaliya
๐ +252 615 225 599 | +252 612 392 370
๐ง [email protected]
Mama โ Tayo La Dareemi Karo, Kalsooni La Aamini Karo
20/05/2026
Hami Care Co. โ Waxaan u heellannahay bixinta adeeg tayo leh, kalsooni leh, iyo daryeel ku salaysan baahida macaamiisheena. Mustaqbal caafimaad qaba wuxuu ka bilaabmaa daryeel sax ah.
Xafaayadda Mama waxaad ka heli kartaa dhammaan goobaha ganacsi ee magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya.
๐ Suuqa Bakaaraha, Muqdisho โ Soomaaliya
๐ +252 615 225 599 | +252 612 392 370
๐ง [email protected]
Mama โ Tayo La Dareemi Karo, Kalsooni La Aamini Karo
18/05/2026
.so Daryeelka ugu fiican ee ilmahaaga wuxuu ka bilaabmaa raaxo iyo badbaado.
Mama Pants waxay siisaa ilmaha:
โจ Nuugis degdeg ah ilaa 12 saac
โจ Jilicsanaan iyo raaxo maalinkasta
โจ Ilaalin ka hortagta finan iyo cuncun
Hooyo kasta waxay rabtaa in ilmaheedu ahaado mid faraxsan, nadiif ah, oo si raaxo leh u seexda โ taas ayaana Mama kuu diyaarisay. ๐ค
๐ Hami Care Co.
โDaryeel aan ku kalsoonaan kartoโ
๐ Suuqa Bakaaraha, Muqdisho
๐ +252615225599 | +252612392370
๐ง [email protected]
Waxaan si diirran ugu soo dhoweyneynaa Shirkada Hami Care & Xafayada Mama gudaha Somtaana
Hadda waxaad si fudud uga dalban kartaa dhammaan alaabaha daryeelka hooyada iyo carruurtaโฆ hal taabasho oo keliya!
Alaabo tayo leh oo lagu kalsoon yahay
Diapers & daryeel carruur oo raaxo leh
Ku habboon baahiyaha qoys kasta
Gaarsiin degdeg ah ilaa gurigaaga
๐ฒ Somtaana โ Suuqa Jiilka Cusub
https://onelink.to/7ff5df
18/05/2026
๐ Bisha Dhul Xijjah ๐
Waa bil barakeysan oo ay camallada wanaagsan ajirkoodu weyn yihiin. Aan ka faaโiideysano maalmahan kheyrka badan leh adigoo:
โจ Ducada badiya
โจ Alle xuskiisa joogteeya
โจ Camallo wanaagsan sameeya
โจ Qalbiga nadiifiya
Hami Care Co. waxay idiin rajaynaysaa nabad, barako iyo kheyr badan bishan barakeysan. ๐ค
๐ Suuqa Bakaaraha, Muqdisho
๐ +252615225599 | +252612392370
๐ง [email protected]
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
00252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 05:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 05:00 |
