Dr Naima Bashir

Dr Naima Bashir

Share

Obstetricians& gynecologist

19/04/2026

Drs. Naima Bashir waa dhakhtar ku takhasustay caafimaadka haweenka (Obstetrician& gynecologist ), kana shaqeysa Xarunta Caafimaadka ee Gacal Waxay Drs Naima bashir bixisaa daaweyn iyo la-talin tayo leh oo ku saabsan caafimaadka haweenka.

Ku booqo xarunta si aad u hesho daryeel dhameystiran.

19/07/2025

Daryeelka hooyada uurka leh waa adeeg caafimad oo loo qabto hooyada inta ay uurka leedahay kaaso looga hortagaayo dhibaatada caafimaad ee ku imaan karta hooyada iyo ilmaha caloosha ku jira.

Hooyo waxaa muhiim ah in aad lasocotid xaaladaada xiliga aad uurka leedahay.

17/07/2025

𝐋𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚.

Dhaqaatiir ku takhasusay caafimaadka haweenka (𝐎𝐛𝐬𝐭𝐞𝐭𝐫𝐢𝐜𝐬 & 𝐆𝐲𝐧𝐞𝐜𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲), oo leh khibrad qoto dheer kuna kala sugan isbitaallo kala duwan, ayaa hadda si buuxda ugu diyaar ah App-ka Geeye.

Ballan, la-talin, iyo adeegyo gaar ah oo ku saabsan caafimaadka haweenka — dhammaantood waxa aad ku heli kartaa adigoo gurigaaga jooga.

Soo dejiso App-ka Geeye👉 https://onelink.to/5vqh3d oo caafimaadkaaga iyo kan Qoyskaaga ku maaree si fudud, badbaado leh, oo casri ah.

17/03/2025

Waxaan halka uga hadli donaa Ramadaanka Iyo hooyada uurka leh by Dr Naima BashirObstetricians & gynecologist

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Somalia
Mogadishu
252