Cumar Gureey Community
Cumar gureey community
01/06/2026
ina lilahi wainaa ilahayhi rajicuun
geerida kala xanun. badan .
waxan halkan kaga tacsiyaynaynaa inagoo ah
geeridii ku timid kornel@maxamed cali xasan sure
waxaan leenahay ehelkii iyo qarabadii uu ka tahay alle sabar iyo iman haynaga wada siiyo
Hambalyo ku socota Dowladda iyo Maamulka
"Waxaan ugu hambalyeynayaa madaxda Qaranka iyo wasaaradda la xiriirta dadaalka dheer ee ay u galeen sidii loo xaqiijin lahaa bilowga qodista shidaalka dalkeenna.
Tallaabadan waxay marag u tahay in Soomaaliya ay cagta saartay dhabihii horumarka caalamiga ah. Waxaan rajaynaynaa in maamulka khayraadkan loo isticmaalo si hufan oo dalka ka saarta faqriga, korna u qaada nolosha muwaadinka."
Farriin dhiirrigelin ah (Midnimo iyo Rajada Berri)
"Guul weyn oo u soo hoyatay qaranka!
Qodista shidaalku maaha kaliya soo saarid khayraad, waa fursad aan ku dhisno kaabayaasha dhaqaalaha, dugsiyada, iyo isbitaallada. Ha noqoto bilowgii barwaaqo aan u gudbinno jiilalka dambe. Soomaaliya horay ha u socoto!"
asc dhaman ummada muslimka
runtii waxan aad uga xunahay arinkii musiimabada ahaa ee ka dhacdey degmada xawadley.
mar labad iyo mar sedexadba wanka tacsiyadeyneynaa qoysaskii dhibatada kasoo gartay intii ku dhimatay iyo intii ku hanti beshay
sido klle waxan dowlada Hirshabelle State House iyo جمهورية الصومال الفيدرالية ka codsanaynaa iney war cad kasoo saran dadka shicibka ah ee sida arxan darada loogu layay guryahooda iyagoo soman misane quutalka radinayan hadii alle ka cabsi jiro dadkas masakiinta xaqooda meel haloo saaro وبا الله التوفيق
انا لله وانا اليه راجعون
Waxaan katacsiyadeena dadkii masaakiinta ee ku dhinta dagaalkii shalay kadhacay degmada xawaadley ee gobolka sh dhexe inta ku dhimaty alle ha unaxriisto inta ku dhawacantyna alle ha ubooga dhayo
17/11/2025
إنالله وإناإليه راجعون Allaha unaxariisto Sh.Cabdi Nuur Awaroow Saakay ku geeriyooday Degmada Balcad Qabriga allaha uwaasiciyo .
Yaa Allah🤲
Guuul Iyo Garab Sii
Gardadaan Cad Oo Garab Og
Guulow U Gargaar Go'doon Ha Gilinin
Ganiimo Gacantooda Soo Gili
Sidii Goor Horaate Ahaan
Gawaarida Soo Furteen
Geesaha Biyo Allah Haku Keeno
Gees Ay U Baxsadaan Ha Waayaano
Gumeestahaan Madoow.
magaadley iyo dhaman ummada kalle shiidlo waad gulleysan dontaa
27/08/2025
بسم الله الرحمن الرحيم
Ahmad Xuseen Xasan Hogaamiyaha saxda waa kan dadkiisa xliyada adag dhabarka udhigta gulleyso mudane
15/08/2025
15/08/2025
ما شاء الله تبارك الله
Hamplyo hamlpyo wiilkena Axmed Axmedul Amiin waxan kugu hambalyaynayaa sida quruxda badan aad usoo af meertay jamacada buugagii koobad alle aya mahadaa is kalleh
Inta ku dhimana alle hakuu fududeyo noqo kii DDD anfaca dadal oo kalin gal
13/08/2025
Hamplyo hamlpyo waxaan farxada la qeyb sanaynaa inagoo ah madasha dhalin yarta Cumar Gureey Community
Gabdhena Deka Yousuf oo soo gaba gabeesay jamacada her herkeeda afarad
Masha allah waxad samesay dadal aad ufara badan inta ku dhimana alle hakuu fududeyo dadaloo kalin galin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
