DAYAX AHMED OSMAN
Isku day in aad ifahanto
26/03/2025
Diyaaradda AKINCI oo dhawaan laga soo dejiyey magaalada Muqdisho, kadib markii ay Soomaaliya ka heshay Turkiga ayaa la sheegay in Arbacada maanta ay howlgeli doonto, taas oo ka dhigan in duqeymaha AS ay bilaabeyso.
Diyaaradaan oo labo xabo ah ayaa ah nooc casri ah, Injineerrada gacanta ku haya ayaa qabsaday in muddo toddobaad ah ay ku rakibayaan qalabkeeda markii la keenay.
Maanta oo Arbaco ah ayey AKINCI bilaabeysaa duullimaadyadeeda Soomaaliya, gaar ahaan dhulka ay AS joogaan, si ay u beegsato cadowga oo duqeymo u fuliso.
Gabalka sow Ma gadooto argagixiso gabalkodi woow dhacay in sha allaha #
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
2525
