XOG BILLE TV

XOG BILLE TV

Share

XOG BILLE TV is a Somali senior Journalist and political analyst who covering the issues of politics in East Africa, specially Somalia.

He also reporting conflict issues in Somalia, sustainable development and military rebuilding.

Photos from  XOG BILLE TV's post 07/06/2026

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Jubaland Mudane Maxamed Sayid Aadan ayaa maanta magaalada Luuq kulan muhiim ah kula yeeshay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Luuq.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta nabadgelyada, wadajirka bulshada, horumarinta adeegyada aas-aasiga ah iyo sidii shacabka iyo dowladda ay uga wada shaqeyn lahaayeen dardargelinta horumarka degmada.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa bulshada uga mahadceliyay doorkooda ku aaddan ilaalinta nabadda iyo xasilloonida, isagoo ku boorriyay in la sii xoojiyo iskaashiga ka dhexeeya shacabka iyo hay'adaha dowladda.

Dhankooda, odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo haweenka degmada ayaa soo bandhigay talooyin iyo aragtiyo ku saabsan baahiyaha bulshada, iyagoo dowladda Jubaland ka codsaday in la dardargeliyo mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolka.

Kulankan ayaa qeyb ka ah socdaalka Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland uu ku joogo degmada Luuq, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka dowladda iyo bulshada, isla markaana lagu dhiirrigelinayo nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo horumarka deegaanka.

Arimaha Gudaha Jubaland Warfaafinta Jubaland State House

01/06/2026

LUUQ" Wasiir Dowlaha Aminiga jubaland Mr iyo Wafti uu Hogaaminaayo Ayà lagu soo dhaweeyay Dagamada luuq Ee Gobalka Godo Kaaso ku yamid Baaqii Odayasha dhaqanka DagamadaLuuq oo ay ku cilamiyeen shirka ku asteysanaa aaya katashiga gobalka gedo

31/05/2026

Waa Anigii idin lahaa Dhalinyarada Soomaaliyeed Caafimaadkiina ilaashada.

Haddii aad joogtaysaan daawashada Arsenal iyadoo uu sidaan xaalku yahay, Sida Odaygaan ayaa la idin Rushayn doonaa oo Qandho idin kugu dhici doontaa 😁

Warhooy Lacagta Khaliijka markay Arsenal soo gasho Daawashada bilaaba.

Atasa

28/05/2026

Update.
Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobalka Gedo Cisman Nux Xaji Macalimo Ayaa dagmada Dolow safara shaqo u aaday guleysa mudane gudoomiye

Photos from  XOG BILLE TV's post 16/05/2026

💍 Hambalyo Aroos iyo duco

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير


Hamblyo Hambalyo Hambalyo, Aroos wacan Abdikadir Noor Ibrahim iyo marwadisa Ridwan Husssein Abdirahman oo manta arooskoda kadhacay Degmada Luuq Ganaane

Wada noolaado nabad ku waara. Waxaan Allah idinkaaga baryayaa inuu Gurigiina ka yeelo mid barakooba ubad kheyr qabana aad kala heshaan

Waxan idinku duceynaynaa ducadii rasuulkena (scw)
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Photos from  XOG BILLE TV's post 14/05/2026

Baryahan danbe gobolka gedo waxa uu wajahayey
Mamullo isqilaafsan oo kala aragti duwan hasa ahatee waxa dhacdey in ay mamulka degmada

Luuq_ganane cashiro lama ilaawan ah oo xalna u ah gobalka ay sameysey midas oo degmooyinka kale ay maanta dhaqan galinahayaan

Cashirka laga bartey mamulka degmada luuq waxa
Weeyo in ay dhaheen anagu Jubbalan ayeynu nahay mana jiro Jubbalan iyo Faderaal cashci diidahayo in ay isla shaqeyaan waana sida uu tastuurka sharciga ee Jubbalan uu qorahayo in ay mar kasta lahan karan wada shaceyn wax caqab ahna midas aysan keeneynin

Degmada Luuq_ganane runtii ficilka ay sameysey dunida oo dhan ayaa layabtey Mantana degma kasta waxay isku dayeysaa in ay kudayato degmada faca-weyn ee Luuq_ganane hadana waxay kabilabatey in laga dhaqan galiyo fikirkas degmada Garbaharey

Su'aasha meesha taala ah ayaa ah hada .?

Hadii madaxweynaha Ahmed Mohamed Islam
Uu laheshiiyey gudoomiye abdullahi shinbir oo h**ey u ahaa Gudoomiyah gobalka gedo kadibna marka uu lasheqeyn lasameyey dowlada Federaalka xilka laga qadey oo lomagacabey
Mohamed Hussein Alqaadi hadana ah gudoomiyaha sharciga ah yuu rabaa in uu wada shaqeyn lasameyo madaxweyna Jubbalan

Hada ayey tagan tahay labada daran mid dooro
Jubaland State House

14/05/2026

Gudoomiyihii H**e Ee Degmada Luuq Cali Kadiye Maalmahaan Shaqa dan guud ah ayuu u hayaa Degmada Si gaar ah wadooyinka Magaalada.

Lamahuro nin howlkara sidii geed harweynbaa lagu sohirtaayee rajadii iyo nasiibkaa is hareera yaale laba Hilin haboonaa rabow igu hagajii.
Mohamed Kafi U K 📸

12/05/2026

Beellaha Hassan Gashireedle

Waa arrin mudan aqbal iyo qadarin.
Meel kasta iyo howl kasta dhinac iska dhig, ballanku waa Luuq.

Golaha guurtida iyo marjaca beelaha Hassan Gaashireedle waxay soo direen baaq muhiim ah oo mideysan; shirka h**e waa H/G, kadibna waxay ku baaqeen shir guud oo Sade ah. Sidoo kale, waxay u istaagi doonaan xalinta arrimaha ehelka iyo horumarinta mashaariicda isku tashiga deegaanka, gaar ahaan buundooyinka Bardhere, Buurdhuubo iyo Luuq.

Walaalkaa miyirka leh waa kuu diyaar — la shaqee, gacmahana is qabsada.
Mahadsanidiin.

10/05/2026

Mahadsanid gudoomiye #🙏🫡

10/05/2026

DC: mudane Ali kadiye Gudoomiyihii h**e ee degmada Luuq_ganane ayaa sameyey indha indheyn iyo ukuurgalid xalada ay kusugan yihiin

Shacabka degmada luuq oo kuganacsado suuqyada kala duwan ee magalada runtii waa hogaamiye leh (vision) aragti fog ayuu leeyahay

Astamihiisa waxa kale oo kamid ah waa nin ay
Kuweyn tahay bini'adanimada wixii dan ah ood
Ugu bahato waa uu kula hergalin xitaa hadii uusan
Haynin meel-fog & meel-dheerba waa uu kula radio

Waxa kale oo kamid ah sifoyinka ugaarka ah asaga
●waa hogaamiya mayal adag oo yaqano [maya iyo Haa] aanan aqonin laqdabo iyo qayaano midna
Kamid ma ahan hogamiyasha dhalin yarada shaqa radiska ah dhabarka katoogta ama musuqmasuqa

●waa nin deeqsi ah oo bulshada unaxarista in badan waana mida ah markii la'arkaba lagu so xasusta mamul wanagiisi ilaa hadana bulshada ay uhayso xushmad & qadarin aan kasokobi karin

Gudoomiye Allah kubarakeyo bulshada runtii cadalad ayaad ugu so adegtey

Dhammaad 🙏🫡

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Mogadishu