MORLA
Spa • Barber • Facial | Relax. Refresh. Glow.
Dhamaan macaamiisheena MORLA waxaan idin wargalineynaa inaan dib ufurnay xaruumaheena Barber-ka iyo Facial-ka oo in mudo ah uxirnaa dib uhabeen owgeed
Waxaan idinka raali galineynaa mudadiii koobneed ee aad weyseen adeegyadeena waxana dib ugu soo laabanahay si ka qurux badan sidii h**e waxan idin leenahay gacmo furan kusoo dhawaada dhamaantiin
📍Digfeer Street, Near Hospital Shaafi
☎️+252610488807
Hadal jeedintii Founder & Ceo Of MORLA Dayax Dalnuurshe uu ka jeediyay Shirweynaha aan taaba-galiyaasha ka eheen ee Somali Content Creators & Digital Economy Conference-SOCCDEC isagoo ku hadlaya afka MORLA Halkaas oo ay iskugu imaadeen in ka badan kun dhalinyaro ah
📍Digfeer Street, Near Hospital Shaafi
☎️+252610488807
Waxaan ku jirnaa diyaar garoowgii ugu danbeeyay ee ka qeyb qaadashada shir weynaha aan taaba galiyaasha ka nahay ee Somali Content Creators & Digital Economy Conference 2026
Waxaan idin ku sugeynaa afaafka h**e ee masraxa shariif salah uu ka dhacaayo shir weynaha
📍Digfeer Street, Near Hospital Shaafi
☎️+252610488807
Waxaan idinka raalli-gelinaynaa mudadaas ay idinka maqnaan doonaan adeegyadeena waxaana idiin ballanqaadeynaa inaan si dhaqso leh ugu soo laaban doonno adeeg iyo jawi ka qurux badan kii h**e
Waad ku mahadsantihiin taageeradiinna iyo dulqaadkiinna
📍Digfeer Street, Near Hospital Shaafi
☎️+252610488807
Timo Jarayaasha: Marka Ay
Daawanayaan World Cup-ka 🇺🇸🇨🇦🇲🇽
📍Digfeer Street, Near Hospital Shaafi
☎️+252610488807
Dadka aan tinta ujarno saanaa ugu dhibanahay timo jarista shaqo maba umaleeyaan 😂😂
📍Digfeer Street, Near Hospital Shaafi
☎️+252610488807
Lacagtii ugu badneed ee aad tin ku jarato meeqo ayey eheed ?
📍Digfeer Street, Near Hospital Shaafi
☎️+252610488807
Saan ma jirtaa 😂😂
📍Digfeer Street, Near Hospital Shaafi
☎️+252610488807
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
00000
Opening Hours
| Monday | 11:00 - 23:00 |
| Tuesday | 11:00 - 23:00 |
| Wednesday | 11:00 - 23:00 |
| Thursday | 11:00 - 23:00 |
| Friday | 11:00 - 23:00 |
| Saturday | 11:00 - 23:00 |
| Sunday | 11:00 - 23:00 |
