Caarad Online Academy
Nagu soo biir si aynu ugu saaxiibno horumarinta wacyiga ummadeena.
marketing is a key used to make huge profits.
xikmad weeye inaad wax qori kartid, Akhrin kartid, Fahmi kartid kadibna dabiqi kartid.
بسم الله الرحمن الرحيم
ٱقۡرَأۡ بِٱسۡمِ رَبِّكَ ٱلَّذِي خَلَقَ (1)
خَلَقَ ٱلۡإِنسَٰنَ مِنۡ عَلَقٍ (2)
ٱقۡرَأۡ وَرَبُّكَ ٱلۡأَكۡرَمُ (3)
ٱلَّذِي عَلَّمَ بِٱلۡقَلَمِ (4)
عَلَّمَ ٱلۡإِنسَٰنَ مَا لَمۡ يَعۡلَمۡ (5)
garaadka iyo garashada qofku waxay ku koraan 2 shey:
1. Aqoon uu kasbaday
2. waayo-aragnimo
Akhrisku waa tamarta aysan maskaxdu ka maarmin.
Caarad Academy Waa platform dunida casriga ah la jaanqaadaysa oo kaa caawinaysa barashada xirfadaha qiimaha sare leh ee suuqa yaalla. wixii faahfaahin ah nagalasoo xiriir whatsappka hoose.
mahadsanid
21/07/2025
Hoyga Aqoonta Casriga Ah.
21/07/2025
Caarad Online Academy waa madal runtii si dhammaystiran kaaga haqab tiraysa barashada Xisaabta iyo xirfadaha.
Telephone
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Caarad Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
