Iqro Tahliil
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iqro Tahliil, Balad Weyn.
08/05/2022
الام هي طريق النجاح💖❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mommy is my life💖💖❤️❤️
13/04/2022
❤️
💖🍁
31/03/2022
🌸
If you fail never give up
🌸
Because F.A.I.L means "First Attempt In Learning" .
🌸
End is not the end in fact E.N.D means "Effort never dies"
🌸
If you get no as answer remember N.O means "next opportunity".
🌼
Waligaa ha quusan Hana niyad jabin
Kaliya la,imaaw is badal iyo dadaal joogta ah.
Iqro❤Iqro Tahliil Cabdi
10/03/2022
☘️saddex baan baari u ahay..
1:waalidkeyga
2:wadaadkeyga
3:warasadeyda
☘️Saddex waan u dhiman..
1:diinta
2:dadka
3:dalka
☘️saddex waa ii astaan..
1:jaceylka
2:kalsoonida
3:daganaanta
☘️ Saddex waa aan jeclahay..
1:amaanta
2:ducada
3:hadiyadda
☘️ Saddex waan ka cabsadaa..
1:biyaha
2:mugdiga
3:ragga
☘️Saddex waan saxaa....
1:qaladkeyga
2:qiiradeyda
3:qalbi dhaawacan
☘️Saddex baan ugu jeclahay ragga..
1:ninka dheer
2:ninka dhuuban
3:ninka dhoowrsan
☘️Saddex baan duni ka dooran..
1:jaceel daahira
2:qalbi dabacsan
3:damiir kaamila
Mahadsanid💖inaa aqrisay habixine like and love Saar❤️
IIqro Tahliil CabdiTIqro Tahliil CabdiCIqro Tahliil Cabdi️
03/03/2022
01/03/2022
Allow nabad nagu gaarsii ...
28/02/2022
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Iqro Tahliil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
