bahda jecel soorta

bahda jecel soorta

Teilen

bahda sports jecel igu taageera peg ka wixii dhirigalin ayaan nisiinayaa wixii sports bahda jecel soorta

12/11/2025

゚viralシfypシ゚viralシ Wariyaha ka tirsan idaacadda Cadena SER ee Spain, oo caan ku ah wararka Real Madrid iyo LaLiga ayaa yiri:

🗣 𝗔𝗡𝗧𝗢̈𝗡 𝗠𝗘𝗔𝗡𝗔: “Real Madrid haddii ay dooneyso inay heshiiska u cusboonaysiiso Vinícius, ma fiicna in afartii ciyaarba hal mar kursiga keydka la dhigo, Mana aha inay Rodrygo ay ka doorbidaan booskiisa, Vinicius waa ciyaaryahanka uugu tayada badan kubada cagta.”

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Schönheitssalon in Munich machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Adresse


Soomali
Munich
252