Voss TV

Voss TV

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Voss TV, Health/Beauty, Addis Ababa.

04/03/2026
Photos from Voss TV's post 04/03/2026

DEG DEG: Mareykanka ayaa hada isticmaalaya diyaaradaha xambaara hubka culus B2 bomber si loo burburiyo dhulka buuraleyda ee ciidamada IRGC.

04/03/2026

Waa xubo kamid ah ciidamada Maraykanka ee lagu dilay gantaalladii Iiran. Duqaymihi Kuwayd ayaa lagu dilay.

17/11/2025

Diiwaangelinta Musharixiinta Xisbiyada Siyaasadda ee u tartamaya Doorashada Guud ee 7aad ee dalka ayaa maanta bilaabmaaya .

Addis Ababa, Gudba 8/2018 (ENA):Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in diiwaangelinta musharrixiinta xisbiyada siyaasadda ee u tartamaya doorashada guud ee 7aad ay maanta bilaabmay .

Gudiga ayaa shegay in wakhtiga diiwaangelinta musharrixiinta gaarka ah dib loo shaacin doono.

Guddiga Doorashooyinka ayaa ugu baaqay, xisbiyada siyaasadda ee ku tartamaya doorashooyinka guud, inay diiwaangeliyaan musharrixiinta iyagoo adeegsanaya nidaamka uu Guddigu cayimay.

Wuxuuna ku boorrisay inay dukumentiyada lagama maarmaanka ah u gudbiyaan xarunta Guddiga iyo wakiilka xisbiga ee h**e loogu wargeliyay inta u dhaxaysa hidaar 8 ilaa 23, 2018.

Xisbiyada siyaasadeed waxay sidoo kale ka heli karaan foomamka https://nebe.org.et/en/node/725.

Guddigu wuxuu sheegay in xisbiyada siyaasadda ee ku tartamayay doorashadii guud ee 6aad ay leeyihiin xuquuqda mudnaanta leh ee ah inay isticmaalaan calaamadaha ay u isticmaaleen doorashadii guud ee 7aad.

Waxa kale oo ay sheegtay in xisbiyada siyaasaddu ay soo gudbin karaan calaamado u gaar ah oo waafaqsan shuruudaha sharciga ama, beddelkeeda, waxay ka dooran karaan liiska calaamadaha ay bixiyaan guddigu iyagoo si shaqsi ah ula soo muuqanaya guddiga.

Guddigu wuxuu ku dhawaaqay in diiwaangelinta musharixiinta gaarka loo leeyahay lagu fulin doono codsiga ay cayimeen guddigu, guddigana uu ku dhawaaqi doono xilga labilaabidono mustaqbalka

01/08/2025

Jigjiga ❤️

31/07/2025

Welcome to jigjiga

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Addis Ababa