Hanad magareh
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanad magareh, Health/Beauty, special Street from Taiwan, Harar.
20/01/2025
Waa maxay caafimadka naftu? (psychological health) or (mental health)
Caafimad qabku maaha cudur la’aan , laakin waa erey gudo balaadhan xambaarsan macno ka xeel dheer in aanad bukin ama cudur qabin ,
Ururka cafimaadka adunka (who), marka uu qeexaayo caafimadka waxa ay ku qexan;
( cafimadku waa xaalad dhamaystirni iyo fayo qab , xaga jidhka , nabad qab naf ahaan iyo caqli ahaan , iswafaqsanaan iyo Isfahan bulsho , maaha kaliya cudur iyo cilad la’aan).
caafimadka naftu (psychological health) or (mental health) waa;
( waa inuu qofku helo , is waafaqsani xaga , shakhsiyada , dareenka , bulshada , ama waa inuu nabad galyo iyo is fahan kula noolyahay naftiisa , bulshadiisa , deegaankiisa ).
20/01/2025
xidhiidhka saykolajiga iyo biology-ga
biology waa cilmi diraaseeya xubnaha jidhka , qaab dhismeedkooda iyo shaqadooda , waxa hada si aad ah loo diraaseeyaa isbadalada qofka jidhkiisa kudhaca iyo saamaynta ay ku leedahay xaalada saykoolajiyeed ee qofka , tusaale ahaan ; khal khalka ku yimaada shaqada harmoonada jidhka waxay sababan xanuuno saykolajiyeed , sidaa awgeed qofka dhiganaya saykolaji waxa muhiin u ah inuu cilmiga biology-ga wax ka yaqaan halka qofka ku takhasusaya biology-ga laga rabo inuu ka war hayo diraasaadka iyo cilmi baadhista laga soo saaro (Psychophysiology).
Hanad
04/03/2024
Every setback is an opportunity for growth, every obstacle a stepping stone towards success. 💫
Category
Website
Address
Special Street From Taiwan
Harar
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Hanad magareh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
