Ibrahim Adan
waxad noga barateen wax walba oo wanagsan
NACABKIYO IYO SHISHUYUHUBA WAAN AQANAA SHAXDOBA
06/01/2026
Wafdi culus oo ka socda dawladda Israa’iil ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa caasimadda jamhuuriyada jamhuuriyada Somaliland.
Wafdiga waxa hoggaaminaya wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Gideon Saar iyo mas’uulliyiin kale oo la socda.
Wafdiga oo ka soo degay garoonka diyaaradaha Hargeysa waxa loo galbiyay madaxtooyada halkaas oo ay kulan muhiim ah kula qaateen madaxweynaha Somaliland iyo mas’uulliyiin kale oo ka tirsan xukuumaddiisa.
Qodobo waa weyn oo ku saabsan iskaashiga labada waddan ayay ka wadahadleen labada dhinac.
Israa’iil ayaa noqotay waddankii ugu horreeyay ee ku dhawaaqa dib u aqoonsiga Somaliland 26-kii bishii aynu soo dhaafnay.
26/12/2025
HAMBALYO HAMBALYO REER SOMALILAND GUL IYO GOBONIMO
06/12/2025
Ninka ugu misanka culus golaha wasirada axmed Yasin wasir wanu ka xunahay inad xilka ka tagto
Madaxwaynaha Somaliland oo amar ku bixiyay in Ciidanka militariga dib uga soo noqdaan Xeryoohidii,Sidoo kale madaxwayanaha ayaa madaxdhaqameed iyo ganacsatada furay in laga wada shaqeeyo arinta awdal.
05/12/2025
Madaxweyne Cirro Ayaa Hada Warbaahinta La Hadlay, Maaxad Ka Filaysa...?
30/05/2025
Kenya waxay siisay hab-maamuus isku mid ah labadoodaba miyaa
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo dalka dib ugu soo laabtay.
لا اله إلا الله محمد رسول الله صلى عليه وسلم
09/08/2024
Allah haw naxariiste Asma Xasan Aadan ( Asma Sabban) oo ka mid ahayd bahda Fanka ayaa caawa ku geeriyootay magaalada Hargeysa.
Marxuumadda ayaa ka mid ahayd kooxda Xiddigaha Geeska.
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Ibrahim Adan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Subscribe
We will notify you when anything happens in Whatstandwell.