Manfac Mills

Manfac Mills

Share

Manfac mills waxay idiin haysaa, Products la hubo oo dabiiciya iyo Alaabo hufan oo tayo leh. Welcome

06/03/2025

Scrubkan waxa laga sameyay Bun Iyo Qusul Hindi.

Jidhka wuxuu ka bi inaya Dhamaan Madmadowga, Hadhka sidoo kale waxa loo isticmalaya Wajiga iyo Jirka oo dhan Waa Dabiici 100%.

Wuxuu siinaya jidhka inuu falaraha qoraxda madowgeeda jidhka kanadiifiyo, Finanka oo uu biyo, Haaraha oo uu bi’inayo, Anti-aging sidoo kale dhaaman Ciladaha Maqaarka waa u dawo.

Gacamaha Madmadowga Farfaraha aad ayuu ugu fiicanyahay, qoorta madowga ku samaysma.

Fiiro gaar ah. Scrubkan Annaga oo keliya gadna kasoo dalbo numberka hoose ama kaalay goobtayada.

Hargeysa
0634204847

01/04/2024
Photos from Manfac Mills's post 21/03/2024
26/12/2023

Cream ku marso Lugaha soft ayey ku noqoni iyo Dhalaal. Whats app/call 0634204847

18/10/2023

Falastiin Rabbiyow ka qabo Cadowga, Rabbiyo Adaa Awood wayn e U fidi gargaar kaaga degdega ah.

Photos from Manfac Mills's post 09/10/2021

Manfac mills
Online Weeye.
Whats app 0634204847

18/11/2020

Castor oil ama Saytul Kharwac.

Saliidani waxay leedahay faaidooyin badan waxa kamid ah Cafimad ahaan inay fiicantahay oo ay cabi karaan dadka calooshu tagantahay si ay u socoto, waxa kale oo cabi dumarka uurkaleh ee calook istaagu hayo iyagoo cabaya markay galaan week 38daad ilaa 40week intaa ka horeysa ma cabikartid hadad tahay hooyo uurleh.
Siyaabo kala duwan ayey u isticmalaan qolyaha cafimaadku sida dadka lugaha iyo muruqyadu xanuunayaan oo isku duugaya mudo markay isticmalana ka helaya isbdal badan.

Jidhka oo lagu qurxiyo wajiga waxay galisaa Cadaan dabiiciya oo waxay ka nadiifisaa waxkasta oo wajiga cilada ee haysa sida, madmadowga, qoraxda wajiga ku dhacda ee madowga sababta, Haaraha, finanka iyo Hadhka. Qofka haaraha leh markuu habeen marsado halfurna aroorta ayuu cabaya hooyada uurka leh ama nuujinaysaa ma cabayso balse way marsan kartaa.

Saliidani dildilaaca ayey ka bi isaaa jidhka marka loo laasimo mudo.
Afka qalala qalaylka ayey ka bi isaa soft ayey ka dhigtaana.
Lugaha iyo gacmaha iyo jidhkoo dhana waxy ka dhigtaa soft dhalalaya oo nadiifa.
Jilifta cirbaha waa uu dawo marka la mariyo.

Timaha way sartaa markaad u isticamaasho waxayna ka bisaa cabashooyinka tinta oo dhan.

Salidani waa wax adag waxa khasab ah markasta ood isticmalayso inaad saliid ku darto say u jilicdo sida Saliid saytuunta, Saliida Qunbada iyo Saliida lawska.

Hadad ubaahato waxad ka helaysaa Manfac Qurxinta melaheeda waad soo dalban kartaa online ahaan.

Whats app. 0633704278

Qiimaha 3$

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Cuyapo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Cuyapo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Manfac Mills posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Cuyapo.