Ibrahim shiikh
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ibrahim shiikh, Clementi New Town.
05/06/2022
Duuduu wiilkan dhalinyarada ah Naftiisa ayaa halis ugu jirto caawa kadib markii koox tuuga ah ay ku weerareen Toorey Bartmaha Baar Ubar iyaga oo raba kaliya in ay ka dhacaan talefon ka uu watay.
Muqdisho maalinba maalinta ka danbeeso way ka sii dareesaa arimaha la xariiro dhibaatada bulshada loo geesto iyo tuugada halista ay ku hayaan shacabka.
Ilaa goorme dhalinta Talefon naftooda u weyn donaan?
Timacade Media
Click here to claim your Sponsored Listing.
Culinary Team
Attire
Website
Address
Clementi New Town
