Abdi laahi Bilaal
kusoo dhowoow bogga Abdulaahi Bilaal
Tan waa riyada mawadin reer somaliland ah๐คฃ๐คฃ
Muxuu run u sheegay wilasha somaliyed
27/09/2022
Maxaa dhacaya haddii dhulku muddo hal ilbiriqsi ah ama shan ilbiriqsi ah uu joojiyo wareegga uu ku wareego udub dhexaadkiisa?
Dhulku waxa uu sameeya laba wareeg, mid uu ku wareego udub dhexaadkiisa iyo mid uu ku wareego qorraxda. Kan uu ku wareego udub dhexaadkiisa ayay ku qaadataa muddo 23saacadood iyo 56daqiiqo ah inuu hal wareeg sameeyo. Taasoo abuurta maalinta iyo habeenka. Halka ay ku qaadato muddo 365maalmood inuu hal mar kusoo wareego qorraxda, taas oo samaysa sannadka.
Wareegga uu dhulku ku samaynayo udub dhexaadkiisa masafada uu jaro ayaa ah mid aad u dheeraysa, halkii saac waxa uu jaraa kun mayl. Waa masaafo aad u dheeraysa. Wareegaas uu dhulku samaynayo noolaha dhulka guudkiisa saarani ma dareemaan isku dheelli tirnaanta uu leeyahay dhulka daraaddii. Sidoo kale wareegga qorraxda marka uu dhulku samaynayo oo uu saacaddii 60kun oo mayl wax ka badan uu jaro ayaynaan dareemin.
Haddii dhulku muddo shan ilbiriqsi ah oo kaliya uu joojiyo wareegga uu udubkiisa ku wareego waxaa burburaya dhisme kasta oo dunida guudkeeda ka dhisan, waxaa dhacaya dhulgariirro badda gunteeda kasoo qarxaya, duufaanno iyo badaha ayaa ku fatahaya dhulka oo babi'inaya wax kasta oo berriga saaran.
Marka ay dadka timaaddo 90% ama dhammaan dadka ayay u badan tahay inay dhintaan, waayo waxa ay la mid tahay sida baabuur ku socday masaafo kun mayl ah oo darbi shub ah ku dhacay ama hal mar istaagay, dadka ku jirana aysan xirnayn suunka baabuurka oo waxa ay ka baxayaan wajahadda h**e oo waa ay dhimanayaan.
Dadka guryhaa ku jira ayaa sida buur xawaare sare ku socda oo bareeg qabtay oo kale ayay daaqadaha ka baxayaan iyo muraayadaha haddii kalana darbiga ayay ku masaxmayaan. Haddii aad bannaan joogtayna dhisme dumay ayay u badan tahay inuu ku dilo, haddii aad duur joogtana dhul gariir ama biyaha badda ayay u badan tahay inay ku dilaan. Waxaasoo dhibaato ah waxa ay dhacaysa kaliya haddii muddo shan ilbiriqsi oo kaliya uu joojiyo dhulku wareega uu sameeyo.
Shan ilbiriqsi kadib haddii uu wareegiisii dhib ka bilaabo, iyana waa dhibaato kale. Culimada cilmiga dhulku waxa ay qabaan haddii ayba dhacdo in noole ka badbaado shantii ilbirisi uu istaagay dhibtii dhacay, waxa uusan ka badbaadayn dhibta dhacaysa marka uu dib u bilaabo wareegiisa.
Page ka 5 bilood mar baa wax la so dhigaa like so dhaha sxpyall mahadsanid
12/08/2022
Sawir gacmeedkan gabadh yar oo nin oday ah ku naas nuujinaysa qolka xabsiga ayaa lagu iibiyay lacag dhan 30 milyan oo Yuuro. Sawirku wuxuu u ekaan karaa qalloocan laakiin sheekada ka dambeysa waxay ka timid diiwaannada taariikhiga ah.
Ninkan miskiinka ah ayaa waxa lagu xukumay โGaajo darteedโ kadib markii uu xaday rooti rooti ah oo uu xaday xiligii uu dalka Faransiiska ka talinayay Louis XIV. Gabadhasi waxay ahayd inanta keliya ee uu dhalay, waana qofka keliya ee soo bookhan jiray qolkiisa. Waa loo oggolaaday inay maalin walba soo booqato, laakiin si fiican ayaa loo baadhi jiray si aanay cunto ugu qaadin . Lakiin 4 bilood ka bacdi uu ninkii weli ka noolyey miisaan kiisina aanu is dhimin , ayaa maamulkii ku wareeray oo waxay bilaabeen inay basaasaan qolka dhexdiisa, yaab iyo amakaag bayna ku Arkeen qolkii inanta oo aabbaheed nuujinaysa naaska Abehees oo ay si buuxda ula wadaagto caanaha ilmaheeda. Garsoorayaashii ayaa markaas garwaaqsaday naxariista iyo jacaylka ay haweenaydu u qabto aabbaheed, way cafiyeen aabbaha, wayna sii daayeen.
Follow dheh page ka๐
Follow dheh page ka
Yaa somalida intaa fahansiiyabal
29/07/2022
Sanad guuro wacan dhamaan umada islamka
Inta halka saaxiibo ka nahay
25/05/2022
Doontii ๐ป๐๐๐๐๐๐ waxa ay ahayd doontii 2-aad ee ugu magaca dheereeyd kadib doontii Nabi Nuux calayhi salaam. Waxay ahayd farsamo injineerimmo oo cajiib ah oo fududeeyneysa marrinka badda. Halkii mar waxay qaaday dad dhan 2435 qof halka dhererkeedu uu ahaa 269 mitir ballaceedunna 200 oo mitir intaas ooy dheereyd dadka ka shaqeeya oo ahaa 885 qof.
Safarkeedii ugu h**eeyaya ayay isugu soo xoomeen saxaafadda iyo dadka oo rabay inay markhaati ka noqdaan dhacdadaan. Wariye ayaa weeydiiayay ๐๐ก๐จ๐ฆ๐๐ฌ ๐๐ง๐๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฌ ,oo ahaa ninkii naqshadeeyay doonta, awoodda iyo badqabka doonta wuxuuna yiri " doontaan ma maansheeyn karaan biyuhu xataa Illahay ma awoodo inuu maansheeyo". Laakiin wax badan k**a soo wareegin markii uu ogaaday inuu Illahay awoodo inuu maansheeyo doonta!.
1985, ๐๐๐ง๐๐ซ๐๐๐จ ๐ง๐๐ฏ๐๐ฌ ayaa u tartamay xilka madaxweeynaha ee dalka Brazil. intii lagu gudo jiray olalihii doorashada ayuu yiri haddii aan helo 500,000 oo cod xataa Illahay igama horistaagikaro xilka. Codadkii uu rabay wuu helay wuxuuna noqday madaxeweenihii ugu h**eeyay oo rayid ah oo xilka qabta muddo 21 sano ah laakiin maalin kahor caleemosaarkiisa ayaa waxaa kusoo booday xanuun wuuna u dhintay isagoon ku fariisanin kursigiii uu jeclaa!.
Illahay waa dulqaaad badane wuuna u kaadiyaa qofka ku caasiya laakiin qofkii isaga isku dhereriya wuxuu tusaa awoodiisa rabbaaniga ah.
ุฃุฏูู
ุดุฑูุงูู
Fadlan page-ka ku xirnoow oo follow dheh
Abdi laahi Bilaal
23/05/2022
Madaxweyne qoslaaye dhola cadyntu waa qayb ka mida faraxada lkn libaaxu ma dhola cadyow zorry ๐คฃ๐คฃ๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด
Ma dhihi karna farmaajo waa libaax
23/05/2022
Villa Somalia munaasabad xil wereejinta mudane maxamed cabdilaahi farmaajo
Iyo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud
Guul iyo horumar muda Soomaaliyed
Like so dhaha page
23/05/2022
Villa Somalia saka Munasabada xil wereejinta madaxwayne farmaajo iyo madaxweynaha cusub mudane Xasan Sheekh Maxamuud
Guul iyo horumar umada Soomaaliyed ayaa u rajyn
Like so dhaha page ka
20/05/2022
Oraaha h**e madaxweynihii masar
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Badhan
