Prof Cabdiraxmaan xaamud cismaan

Prof Cabdiraxmaan xaamud cismaan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Prof Cabdiraxmaan xaamud cismaan, Health/Beauty, Laasqoray, Badhan.

25/03/2020

(Boaortooyinka aduunka)
(

Prince Charles oo Laga Helay Coronavirus Iyo Xanuunka oo U Dhaadhacay Boqortooyoyinka Aduunka ....................

Dhaxal Sugaha Boqortooyada Uk Amiirka Wales Prince Charles ayaa laga helay cudurka 'coronavirus', Sida U Xaqiijiyey Aqalka Clarence House

Amiir Charles, oo 71 jir ah, ayaa Lagu Arkay Markii H**e astaamo fudud "laakiin hadda wuxuu ku sii jiraa caafimaad wanaagsan", afhayeen ayaa yidhi.

Duchess ee Cornwall, oo 72 jir ah ayaa sidoo kale laga baaray laakiin Waxa La Sheegay In Hada Wax ba Laga Waayey.

Clarence House wuxuu sheegay in Charles iyo Camilla ay hadda go'doominayaan , isagoo raaciyay amiirku inuu ku shaqeynayay gurigiisa Gudahiisa maalmihii ugu dambeeyay.

Qoraal rasmi ah ayaana Lagu Sheegay : “ in aanay suura gal Ahayn Hada in la xaqiijiyo cidda uu amiirku ka qaaday virus-ka sababo la xiriira tirada badan ee howlaha uu ka qabtay Awgeed

15/03/2020
03/03/2020
28/02/2020

Fariisamada dowladda :

22/02/2020
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Badhan?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Laasqoray
Badhan
86753