NASRU DIIN

NASRU DIIN

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from NASRU DIIN, Health/Beauty, Balad Weyn.

28/05/2026

Ahlu sunno waljamaaco

21/05/2026

Tan waxaa lagu ridinaa ibnu cuseeymiin oo ashaacirada kutilmaamay iney aamin sanyihiin ilaahi ayaa meelkasta jooga mana aaminsano ashaacira sidaas. Anagu waxaan aamin sanahay الله موجود بلا مكان Jamaalu Diin

21/05/2026

Waxaan ahay ashcari. Jamaalu Diin

08/03/2026
26/02/2026

Al maadix macalin Maxamed Xuseen Yaxye Macloow Dr٠ Sheikh Mohamed shaakir guuleyso sayidii

16/02/2026

"عُلَمَاء أَجِلَّاء نَشَرُوا الْعِلْمَ فِي الصُّومَالِ"
Waxaa kulmay laba caalim oo waaweyn oo bulshada Soomaaliyeed si weyn u anfaceeyay u hugaana u ah,
𝗗𝗿. Sh. Abubakar Xasan Maalin iyo
Dr.Sheikh Mohamed Shakir Ali Hassan

Allha xifdiyo culinmadeena aduun iyo aakhiraba,🤲

02/02/2026

ilaahow waan iska caafi qufkasto idulmi ee rabiyow ayagane cafis iiga sooqaad walalahey adigane icaafi 🤲🤲🤲🤲🤲

12/12/2025

2bo maadix oo walaalo oo saaxibo oo is jecel Al maadix Maxamed Xuseen Yaxye Macloow Al maadix Jamaalu Diin

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Balad Weyn?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Balad Weyn