Abdirasaaq yare

Abdirasaaq yare

Share

Abdirasaaq yare abdirasaaq yare

08/04/2024
05/04/2024

Aniga iyo hooyaday❤️Waalidiinteena Allaah ha u naxriisto inta nool iyo inta mootan ba.

05/04/2024

Bal ninkaan wuxoo Lee yahay ila dhaqesta

11/02/2024

Qofa isiqi iyo dhaktiisa 📌40 sano ayay xaaskiisa wada joogeen, markay guriga ka baxayso hadduu waydiiyo halka ay u socoto waxay ugu jawaabi jirtay ( "maxaa kaa
galay") haddii ay ku soo laabato guriga oo uu wayddiiyo halkii ay ka timid mar kale ayay ugu jawaabi jirtay (war maxaa kaa galay halkan ka imid") muddo ayuu sidaa ku jiray, wuuna dhibsaday balse wuxuu mar walbo ilaalin jiray qalbigeeda wuxuuna ku dadaali jiray inuusan la murmin.

Ugu dambayn waxaa gabadhii ay 40-ka sano wada joogeen u timid tii Alle, markii meydkii la qaaday ayuu ku cel-celiyay " ", dadkii ayaa ku yiri war qofka meydka ah towxiidka ayaa loo qabtaa ee waa see, sidii qof hurdo ka soo kacay oo kale ayuu u soo baraarugay, wuxuuna ku yiri dadkii meydka waday " Qofka aad waddaan waa xaaskaygii, waxaana wada joognay muddo 40 sano ah, balse maanta waa markii ugu horreysay ee aan ogahay halka ay u socoto waa Aakhiro.

Markaad dhameeso aqriska Soo dheh kadibna like shere dheh hana iloowin Share ka

🤲Ilahow khaatumada noo hagaaji ameen yaa allh🤲

19/10/2023

Asc Asahabtayda maalin wanaak sin

06/09/2023

Asc wll mcn sedètihin

14/09/2022

😭😭😭😭inaalilahi wa inaa ileehi rajucuun geridu waa xaq lakiin wey kala xanuun badantahey wax hada deegaka deynuney ku shihidey wllkeen keymuun abdinuur illaheyo unariis jandii fardosan kawarbi amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin amiin amiin amiin

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Baydhabo