Beerta Baydhabo
#Baidoapark #Beertabaydhabo, beerta dalxiiska Baydhabo
30/11/2025
Jawi dagan ku daawo cayaaraha. Beerta Baydhabo waa martigeliyaha taageerayasha cayaaraha.
29/01/2025
Cagaarku Wuxuu daawo u yahay Indhaha maskaxduna way ku dagtaa. Sawiradii u dambeeyay ee Beerta Baydhabo.
30/04/2024
Guddoonka Jaamacadda, Maamulka, Macallimiinta, Howl-wadeennada iyo ardayda Jaamacadda Jamhuuriya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom geerida ku timid lix qof oo ka mid ah Howl-wadeennadooda.
Waxaan Eebbe uga baryaynaa marxuumiintaas in uu unaxriisto, danbigoodana dhaafo, qabrigoodana u waasiciyo Anagana gadaashood Eebbe nama fitneeyo.
Aamiin.
28/04/2024
BAIDOA PARK
Nimcada Rabbi oo qurux u u kordhisay Baydhabo. #Baidoapark #Beertabaydhabo @followers
Nimcada Rabbi oo qurux u u kordhisay Baydhabo.
Beerta Baydhabo waxay kuu diyaarisay dhamaan qebybaha kala duwan ee adeedyada ciidda, Sida Qebta Sawirada, Qeybta Caruurta iyo qebyta Maqaayadda.
kaalay oo nala ciid kana mid noqo dadka Soo booqanaya Beerta Maalmahan ciidda
20/04/2023
Hordhaca Sawirada u diyaargarowga ciida ee Beerta Baydhabo.
ku ciid Beerta Baydhabo , la ciid Familka, iyo Asxaatada
Ku naso, la naso Inta aad jeceshahay.
Filo goor dhow Muuqaal dhamestiran
20/04/2023
Bahda Beerta Baydhabo waxay umada Islaamka tahni ugu direysaa Bilashada Bisha Shawaal(Eidul fidr1444).
Alla Hanaga Aqbalo dhamaan Acmaasha.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Beerta Baydhabo
Baydhabo
252
