Naashkotv

Naashkotv

Share

magaceeygu waa cabdulaahi xuseen axmad

02/05/2026

Bulsha walba gacmaha iskaga dhegan waligood asaagooda maagaaraan ama k**a hormarto lkn hadii bulshaada wada shaqeeyso waxaytiik sanaayaan hormar ama qiir kooda ku gaaraan ama ku dhaafaan balse waxa ii muuqata in bulshadeena aan iska warqabin dadkeeygoow dal iyo dad ayaa idinka dhaxeeya dhiigna waat wadaagtaan. Maxaa afkiin 100 meel ka dhigey bulshada sidaas waa ay ku karaama beeshaa bulshada ayadaa wax isku ah hormarkiina waa 1 qura

02/05/2026

Waxaa dowlad wadi kara dad dalyaqaan siyaasi ah qofkasta shaqo qabanaayo waa in uuu yaqaanaa shaqada misna abood uleeyahay qofkasta doonaayo bulshadiisa in uu u sha qeeyo waa in uu soobartaa misna shaqada aat qabaneeyso abood masakax ma uleedahay waayo bulshada qaaliga qofkaas waxay karabaan shaqo ?

22/04/2026

Dood udhaxeeysa

22/04/2026

Tuugii farsamada badnaa jabkaa qab cidna ha u sheegin

22/04/2026
21/04/2026

Dhlinyarooy dalka u shaqeen iyo daacadaaladoonayaa

21/04/2026

Dhalin yarooy dalka u shaqeen iyo daacadaa ladoonayaa dabanada gumeey siga dhnkasta u yaalaan insat ka digtoo naataa ladoonayaa danta digil iyo mirif laa doonayaa koofur galbeet oo xur ah ladoonaya

21/04/2026

Nabadoon Cali Maanafaato, oo katirsan waxgaradka beesha Murusade , ayaa maanta waxaa si xun u jirdilay gacana ka jabiyay ciidamo katirsan dowladda uu horkacayay Yaasiin Ganey.

Ciidankan jirdilka u geestay nabadoonka, ayaa sidoo kale la sheegay in ay jir dileen odayaal iyo dad kale oo shacab ah, kuwaa oo ka dhiidhiyay in dhulkooda xoog lagu boobo.

Website

Address


Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naashkotv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Baydhabo.