Bishra Business Online
Muhiimadeenu waa qancinta macaamiisheena
Sharaf bay nootahay inaad naga adeegato
Waxaan markale idiin sooceliyay agabkii sabunta
I am deeply honored and grateful to for featuring my journey. Believing in the power of 'Optimism' has been my driving force, and seeing it resonate on a global platform is incredibly humbling.
Thank you for recognizing the efforts of Somali entrepreneurs and for your continuous support in uplifting our communities.
Together, we thrive.
SIDA UGU FIICAN EE LOO ISTICMAALO:
Organic Shea Butter
Si aad u hesho natiijada aad ku aragtay muuqaalka, raac talaabooyinkan:
Dhalalaali Shea Butter-ka: Qaado xaddi ku filan 100% Pure Organic Shea Butter, ka dibna ku dhalaali biyo kulul dushooda (Double boiler) si uusan nafaqada u waayin.
Ku dar Saliidda: Markuu dhalaalo, ku dar dhawr dhibcood oo saliideena Anti-Dandruff Hair Oil ah.
Marsashada: Isku-darka mari madaxa iyo timaha oo dhan adigoo faraha ama burush si fiican ugu masaajaynaya.
Nadiifinta: Iska dhaq 1saac ka dib si aad u hesho timo dhalaalaya, jilicsan, oo aan qolof lahayn.
⚠️ OGAYSIIIS MUHIIM AH:
Dhimista 30% OFF waxay ku egtahay 30 February 2026.
Hadda dalbo si aad fursaddan uga faa'iidaysato!
📞 Wixii faahfaahin ah: 0612820582 ama 0612444514
✨ 30% OFF – DIYAAR MA U TAHAY? ✨
Ma raadinaysaa sirta daryeelka timaheena iyo jidhkeena ee dabiiciga ah?
Bishra Natural Products waxay kuu keentay fursad aadan marnaba ka qoomamayn doonin! 🌿✨
Waxaan samaynay dhimis dhan 30% oo ku saabsan dhamaan alaabteena ugu tayada sarreeya:
✅ Organic Shea Butter=Jilicsanaan iyo dhalaal joogto ah.
✅ Anti-Dandruff Oil = Ciribtirka qolofta iyo xoojinta xididka timaha.
✅ Argan Oil & More = Daryeelka aad u qalanto.
Sidookale waxaa qiimo dhimista kujira dhamaan alaabeheena
📅 MACLUUMAADKA DALABKA:
🏁 Bilaawga: Shalay(30 January).
🔚 Dhamaadka: 30 February.
📞 Dalabka: Nagala soo xiriir 0612820582 ama 0612444514 sidookale fariin noogu soo dir DM.
Ha sugin inta ay alaabtu naga dhamaanayso, hadda dalbo oo ka faa'iidayso qiimaha jaban! 🛍️💃
31/01/2026
✨ 30% OFF – DIYAAR MA U TAHAY? ✨
Ma raadinaysaa sirta daryeelka timaheena iyo jidhkeena ee dabiiciga ah? Bishra Natural Products waxay kuu keentay fursad aadan marnaba ka qoomamayn doonin! 🌿✨
Waxaan samaynay dhimis dhan 30% oo ku saabsan dhamaan alaabteena ugu tayada sarreeya:
✅ Organic Shea Butter =Jilicsanaan iyo dhalaal joogto ah.
✅ Anti-Dandruff Oil =Ciribtirka qolofta iyo xoojinta xididka timaha.
✅ Argan Oil & More = Daryeelka aad u qalanto.
Iyo dhamaan alaabeheena kale
📅 MACLUUMAADKA DALABKA:
🏁 Bilaawga: Maanta (30 January).
🔚 Dhamaadka: 30 February.
📞 Dalabka: Nagala soo xiriir 0612444514 ama 0612820582 sidookale noogu soo dir DM.
Ha sugin inta ay alaabtu naga dhamaanayso, hadda dalbo oo ka faa'iidayso qiimaha jaban! 🛍️💃
Ma raadinaysaa sirta daryeelka maqaarka iyo timaha?
✨ Bishra Organic Shea Butter waa 100% dabiici, aan la sifayn (Raw & Unrefined), waxaana laga soo saaraa miraha Shea-ga ee ugu tayada sarreeya. 🌿
Faaidada:
✅ Inay maqaarka engegan ka dhigto mid dhalaalaya oo jilicsan.
✅ Nafaqaynta iyo dhumucda timaha si ay u koraan.
✅ Inay baabi'iso dildilaaca iyo madowga nabarrada.
Ha u degin wax ka yar dabiiciga.
Naga soo dalbo hadda! 🛍️
03/07/2025
Waxaan nasiib u yeeshay kaqaybgalka kulan cilmiyeed muhiim ah oo ay soo agaasintay Kasmo Consulting, kaas oo diiradda lagu saaray caqabadaha haysta ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah, iyo xalalka waxtarka leh ee laga gaari karo.
Barnaamijkan wuxuu fursad u ahaa isdhaafsiga aqoon, khibrad, iyo aragtiyo cusub oo dhiirigelinaya kobaca ganacsiga. Waxaan uga mahadcelinayaa Kasmo Consulting abaabulka wanaagsan iyo doorkooda ku aaddan horumarinta ganacsatada Soomaaliyeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Baydhabo
