Ubdalla Mu’min
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ubdalla Mu’min, Health/Beauty, Mogadishu, Beledweyne.
Xikmado Cajiiba
1: "Aqoonta aad naftaada u leedahay, kaga kalsoonow amaanta dadku ku amaanayaaan."
2: Qalbiyo badan oo innoo jila wanaag, waxa si lama-filaan ah innoogu qeexa shakhsiyadooda dhabta ah, carrabadooda."
3: "Dadka qaar kuguma arkayaan indhahooda, se waxay kugu arkayaan indhaha qof kale oo kaaga soo sheekeeyey kukalsoonaanta,aragaaga ayaa kaaga,wacan kukalsoonaanta arag aan kutuseyn xaqiiqda dhabta ah.
4: "Xushmad sii qofka ku xushmeeya, inta ka soo hadhayna in aad salaanta ka qaadid ayaa kaaga filan."
5: dadaal ruuxda inta ay kugu jirto waayo waxaa jira kuwa kula rabo dib udhac dhibaato iyo nolol la,aan si kasta aysameyan dhiiranaan kasii qaad oo oo hormari laba jibaar naftada.
Xikmado Cajiiba
Habeen Wanaagsan Dhalinyaro.❤
29/12/2022
Salaam
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Beledweyne
