WAANO DUMAR
Waano dumar
21/06/2021
🌻KALSOONIDA🌻
🌹kalsoonidu waa asaaska qof kasta oo ibnu'aadana
🌹Kalsoonida Naftaada waa asaaska horumarkaaga
🌹Kalsoonida Naftaada waxay laf-dhabar utahay inaad kaga dhabayso rajadaada iyo guulahad damacsan tahay
🥀WAXYAABAHA KALSOONI DARADA KEENA🌷
➡️Inuu qofku naftiisa liiso:-inuu naftiisa Ka dhaadhiciyo halku hiigsanayo inaanu gaadhayn,isago naftiisa kaso qaadayo inay hoosayso
➡️Baqdinta:-inuu noqdo qof Ka baqa inuu soo bandhigo fikirkiisa iyo waxyaabaha awood iyo hibo uleeyahay inuu sameeyo
➡️Rajo-dhig:-inuu Ka tanaasulo hamigiisa iyo rajooyinka uu leeyahay isagoo Ka baqaya inuu Ku fashilmo
🌷Waxyaabahas oo dhan waxad kaga gud-bi kartaa adoo Naftaada kalsooni umuujiya❤️
☑️Ereyada iyo kalmadaha aad isticmaalaysa waxay rajo ama raja dhigid Ku tahay Kalsoonida Naftaada 🙆
Waan idin salaamay dhamantin hapipaat😍❤️Hadaad Nagu cusub tahay fallow dheh oo kusoo biir bage kayaga
19/06/2021
🌹Hadii aad dareentid in aad waayaysid oo aad luminaysid wax walba,ogow oo xasuusnaw in maalin walba geeduhu ay daadiyan caleemahooda 🍂sababtuna waa si ay ukoraan Una helaan caleemo cusub oo Ka duwan kuwii h**e 👆 hadaba fursadaha aad waayaysid waxay boos usii banaynayaan fursado kale oo waaweyn oo kugu sii socda 🤩Samir iyo rajo yeelo wax walba way isbadali doonaan😍😍😍Niyadaada wanaaji❤️❤️❤️❣️❣️☑️☑️☑️☑️
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Berbera
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when WAANO DUMAR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
