Timacadde Super Market Berbera

Timacadde Super Market Berbera

Share

Adeeg Hufan ugu kaalay, Timacade super market berbera wuxu ku yaala fooq dheer ama dhabarka danbe ee wakalada biyaha berbera.

Adeegyada ugu wanagsan ayanu bixina iyo soo dhowayn

23/03/2024

Iimaamka Masjid Muqdisho ku yaalla ayaa cod gacan taag ah u qaaday dadka Masjidkaasi ku tukada in Salaadda Taawiixda la gaabiyo iyo in la dheereeyo.

Inta badan dadka ayaa u codeeyay in Salaadda Taraawiixda la soo gaabiyo, Iimaankuna waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in la dhegaysto doonista shacabka maadaama oo Salaadda Taraawiixdu tahay Sunne.

Tallaabadan ayaa timid kadib markii qaar ka mid ah dadka Masjidka ku tukada ay ka cawdeen rakcadaha oo la dheereeyo.

Photos from Timacadde Super Market Berbera's post 11/10/2023

INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN ILAAHAYAW UNAXARIISO QABRIGANA UWAASICI SUAASHANA UFUDUDEE MARXUUN XILDHIBAAN MAXAMED FAARAX QABILE OO BURCO KU GEERIYOODAY

31/03/2023
23/01/2023
15/01/2023
06/01/2023

Kusaliya nabi muxamed naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha,ahaato

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Berbera?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Berbera
252