Abdala bulshawi
Abdala ahmed hirsi
09/12/2023
UPDATE Erdoğan ' Aaddun Caddalaad Ah Waa Suragal In La arko
Hadii Usan Maraykanka Joojin .Bal Eeg , 178 Waddan Ayaa Ku Heshiiyay Xabad - Joojin Qasa , Hal Cod Oo Ka yimid Maraykana
Kaliya Ayaa Xabbad - Joojintii Is hortaag Kusameeyay ..... Kani Ma Cadala Baa?
"Suurtgal Maaha Aan Dib Uhabeyn Lagu Sameyn
Qaramada Midoobay In Bini Aadanku Cadaalad Ka helaan
BY Abdirizaq Atosh
19/08/2022
DEGDEGA AH
Qaraxyo Aad uxoogan ayaa hada ka dhacaya magalada muqdisho gar ahaan wadada dheer ee maka Al mukarama
Waxa hada socota rasaas xoogan oo halkaas ka dhacaysa
27/07/2022
DEGDEG War hada soobaxay ayaa shegay in gudomiyaha marka C/laahi Cali Axmed Waafow Ayaa lagu soo in goordhow qarax is midaamin ah oo lala egtay
17/07/2022
Goob ganacsi oo lagu magacaabo surad ayaa lagu dhuftay Bambo gacmeed waxaa ka dhashay dhawac hal qof iyo khasaaro garay iridka goobta qaraxa lagu dhuftay
Xildhimaan Daashane "Xishood maleh dawoyinka xoojiya xubinta taranka ragga waxaa laga nadiyaa Idaacadaha
16/07/2022
War Cusub:putland oo doneysa in somaliya laga joojiyo kaniiniga vi**ra iyo dumarka ufican dhanka sariirta
16/06/2022
Alle ha u naxariisto waxaa caawa lagu dilay Galkacyo Nabdaddon Cabdaqani Waloore, Cidda dilka gaysatay Ayaa la ogayan ilaa hadda.
19/05/2022
UPDATE:Madaxweynaha Imaradka Carabta ayaa amar kubixiyey in Soomaaliya lagu wareejiyo $9.5 Million oo dollar oo lagu talogalay horumarinta Soomaaliya.
Tageerada UAE 🇦🇪 Waxay imanaysaa wax yar kadib markii DFS 🇸🇴 ay Imaaradka u celisay $9.6 Million oo 2018kii Laga xayiray
27/03/2022
# Bari: Ciidamada putland iyo xubno katirsan Alshabaab Ayaa dagaal kudhex- maray Deeganka af-urur Sida dadka Deeganku xaqiijiyeen.
Dagalka ayaa laxaqiijin Khasaaraha Kadhashay.
18/03/2022
War farxad leh:Thomas partey ciyaaryahanka khadka dhehxe ee kooxda Arseal ayaa maanta oo jimce ah qaatay Dinta islaamka,shahaadada ayaa loo qabtay.
Partey oo dinta kirstanka heystay ayaa sheegay inuu kusoo biiro dinta islaamka waliba Ramadaanka oo soo dhow.
Alxamdulilah. Mansha Allah soo dhaweeya walal Thomas partey
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hilaac
Boosaaso
