Mo guumbe
Health
23/09/2022
Waa qoomiyad ku nool dalka Ethiopia waxaa dhaqan u ah ninku marka uu aroosayo gabadha uu calmaday in uu uleeyo ama garaaco.
Hadii ay qayliso gabadhaas la uleeyay maahan mid reerkeeda dhaqan karta ama gaajada u adkaysan karta lamana guursanayo qoftaas qaylisay,
Balse haddii aysan qaylin gabadhu waa midda la rabo oo waalla aroosaa. πππ
Aragtidaada Kala duwanaanshaha dhaqamada
Maxay kutusaysaaa arintas.
Waxaaan idinka codsanaya dhaman bahwaynt facebook
Maanta oo jimce ah aaad sooducaysan in ilaahy abaarta idanagasaaro
Waxaan waliba sii codsanlahaa labada khudbo dhexdooda inaad ilaahy baridaan si,abarta dalka kudhufatay ilaahy inoogasoaato
Mahadsanidiin
09/09/2022
Asad Hagio 27 1M !ππππ§π»βπ¦½
Waxaan Hambalyo Leeyahay Walaalkey Asad Hagio Oo Mudo Kooban Ku Gaaray 1M
Waxan Hubaa Inuu Waqti Kooban Kadib Uu Noqon Doono Shaqsiga Ugu sareeya Youtube ee Afsoomali ku hadla ( Ugu Subscribe Ka Badan Somalida )
Sirta Waa Talentiga ( Curinta Barnaamijyadda ) & Howlkarnimadda ( Caajis Laβaanta )
06/02/2022
Senegal Ayaa Markii Ugu Horaysay Taariikhda ku Guulaystay Koobka Kubada Ca**ta Ee Qaarada Afrika.
Jimce xilwa
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Boosasao
Boosaaso
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Mo guumbe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
