HAMSE ELMI

HAMSE ELMI

Share

waxan ahay dawo yaqaan(clinical pharmacists) u tagaan una diyaar ah in uu ku caawiyo wakhti walba

02/10/2026

Hal sakin Gacantaada ugu Raaxe Saliga Nabiga Salallaahu Calayhi Wasalim ๐Ÿ•Œ

02/10/2026

ุฃูŽูƒู’ุซูุฑู’ ู…ูู†ูŽ ุงู„ูุงุณู’ุชูุบู’ููŽุงุฑู ุชูŽุฑูŽ ุงู„ู’ุนูŽุฌูŽุจูŽ.
Istighfaarka badi, waxaad arki doontaa waxyaabo la yaab leh.

02/10/2026

Haddii ALLE Salaada Subax ku Waafajiyey Cafimaadna Ku Soo Kacday
Ku Shugri Allahii Ku Abuuray oo
Dheh
ALXAMDULILAAH

01/10/2026

Sanad kahor Wasiir Muxiyediin ayaa yidhi. "Maalin dhaweyd baan waxaa tagay Kuliyada Farsamada gacanta oo waxaan ku idhi waxaan doonayaa inaan barto sida tuunbooyinka loo xidhxidho ee habeenkii program ma leedihiin, wlhi waa iga dhab. bal ka waran hadaan 45 cisho farsamada tuunbooyinka iskaga barto, 45 cishoo kalena aan laydhka ku barto."

"Salaad walba wakhtigeeda la tukadaa, maalinta waa lagu eryay aad Facebook ka aragtid waa inaad tii tuunbooyinka lasoo baxdaa, nolosha waa inaad maareyn kartaa."

01/10/2026

Qofkii Hal Mar igu Saliya Ilaahay Ayaa 10 Jeer U naxariista
Nebi Maxamed
Salalaahu Calayhi Wasalam โค๏ธ

01/10/2026

Haddaad salaadda dayacdo, ood qur'aanka ka fogaato, ood xuska alle ilowdo, waxaad sugtaa murugo iyo walwal iyo stress iyo dhibaato, waayo xuska Alle iyo ku xernaantiisa waa amni iyo amaan, ka fogaanshahiisana waa cabsi iyo dhibaato.๐Ÿ™‚โค๏ธโ€๐Ÿฉนโ˜๏ธ๐Ÿพ

Labadan Aayadood waa xaqiiqo waligaana xasuuso:

~ุฃู„ุง ุจุฐูƒุฑ ุงู„ู„ู‡ ุชุทู…ุฆู† ุงู„ู‚ู„ูˆุจ...
~ูˆู…ู† ุฃุนุฑุถ ุนู† ุฐูƒุฑูŠ ูุฅู† ู„ู‡ ู…ุนูŠุดุฉ ุถู†ูƒุง...

Ilaahow nagu caawi dikrigaaga iyo shukrigaaga iyo cibaadadaada wanaagsan.

La sii wadaag saxibadaa

30/09/2026

Baryada Alle badi oo haka casjisin, Alle wuxu leeyahay i barya, waan idinka ajiibayaaye.

Kuna dadaal inaad ka dheeraato waxyaabaha kaa hor istaagi kara in ducada lagaa aqbalo oo ay ka mid tahay xaaraanta oo aad cunto, cabto ama aad xidhato.

Ducaduna waa sedex midkood, in markaaba lagaa aqbalo, in balaayo kugu soo socotay lagaaga celiyo ama in dib laguugu dhigo.

30/09/2026

Ducadan qiimaha badan ku ducayso

Category

Telephone

Address


Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAMSE ELMI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Borama.