Xaaji Mohamed
fantastic
27/09/2022
Waxa la yiri sawirkani wuxuu qabsaday baraha bulshada ee dalka Jarmalka. Waxaa dabagal ku samaysay halka uu deggen yahay yarkaa hindiga ah ee sawirkan ka muuqda wargayska caanka ah ee "Der Spiegel" oo ka howlgala dalkaasi iyagoo soo ogaaday in uu yahay magangelyodoon ku sugan magaalada Muniikh oo bilaa sharci ah. Qalanjada la sawirani waa aktarada caanka ee taxanaha GOT. Saxafiyaddii waraysanaysay ayaa si la yaab leh u weyddiisay; war miyaadan garanayn qofta ku gees fadhida ee aadan wax danayn ah siinayn in ay tahay aktaradda caanka ah ee Maisie Williams, dad badanna ay u dhimanayaan in ay sawir qura la gelaan? Waxa uu ugu warceliyay: marwo, aniga howsha keliya ee markaa i saarnayd waxay ahayd in aan iska ilaaliyo ninka tigidhada aruuriya, sharci ma lihi, jeebkaygana shilin kuma jirin. Kulankii markii uu dhammaadey ayuu wargaysku shaqaale boosto-aruuriye ka dhigay, bishiina u qoray mushahar dhan 800 Yuuro, sharcigiina ka caawiyay dhib yari. Ujeedka waxa weeye, ninna ma oga maalinta ay u kala kici doonto, haddii aad tahay mid xaaladuhu jeexjeexeen, fadlan ha is dhiibin wakhtigaagii wuu iman e.
13 qof sonkoda lama aqbalo
Duco cajiiba ila dhagayso
Cali Maxamed Sh Ismaacil
"Ninka teyda diidee
Inaan tiisa qaataa
Sanka iiga tolayoow
Talo kuuma taal meel!
Heesta maanta muruqiina maala
Manta waxan joogna ciida kor keeda bariina waxan ahanayna ciida hosteeda 😪😪
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Bosaso
