NOBIR YOUTH League N.Y.L

NOBIR YOUTH League   N.Y.L

Share

The beauty and development of the environment

02/02/2024

Full Respect

Photos from NOBIR YOUTH League   N.Y.L's post 21/02/2023

Waa wadadi xajiin oo dhalinyaradii magaalada xiriiro ay hagaajisey

11/02/2023

Furitaan ka xafiska uruka NYL waxaa dhowr kalma doodka yiri macaliminta schoolka dawarik

10/02/2023

Hadal jedinta Gudomiye ku xigeenka magalada ismciil xasan xuseen
Oo dhowr kalmadood kayiri furitaanka xafiiska ururka NYL D.xiriiro

Photos from NOBIR YOUTH League   N.Y.L's post 10/02/2023

Xarig jarka xafiiska ururka dhalinyarada NYL ee D. xiriiro

05/02/2023

Dhalinyarada D. xiriiro oo xili habeen ah ka shaynaysa magaladooda

Photos from NOBIR YOUTH League   N.Y.L's post 10/01/2023

Asc caawa waxaan shir ku qabaney hotel sabaax waxaan la Shirney dhalinyaradii deeganka xiriiro oo ku nool magaalada bosaaso

29/12/2022

N Y L
NOBIR YOUTH LEAGUE


Dhalintu waa isha caydhiin ee dagaankasta uu leeyhy.
Bulsha kasta oo dhaqaaqda iyo deegaankasta oo dhaqaaqa waxaa dhaqaajisa waa dhalinteeda oo isku tashata.

Bulshayahay kacoo isku tashta meelkasta oo aad joogtiiin

Salaamad

Photos from NOBIR YOUTH League   N.Y.L's post 20/12/2022

Shaqada deeganka loo hayo way socotaa alx
"Hawl k**a daalooyin hawshu weli waa hogadii "

Kusiisimayaasha dhakhaatirta mustaqbalka dhaw ee deeganka xiriiro

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Bosaso