Caafi Hair Clinic

Caafi Hair Clinic

Share

ku soo dhawaw page ka Rasmiga ah ee Caafi Hair Clinic hal ku dhigeenu waa Beero Tintoo Bidhaan

ku soo dhawaw xarunta timo beerista ee caafi(caafi hair clinic) waxaa kugu diyaara dhakhaatiir takhasus u leh Beerista timaha sida Bidaarta, Salxan yaha, suuniyaha, iyo Garka

26/02/2023

Xarunta Timo Beerista ee Sapha Hair Clinic Qeybteeda Bosaso,Bari, Puntland
waxaa ka hawl galaya 3/3/2023 dhakhaatiir Turkey ah kuna takhasusey Timi Beerista, Dhakhaatirtu waxay ku Shaqeynayaan Xarunta Caafi Clinic and Diabetic Center oo ku Taal new Bosaso aaga Xero caws.
adeegayada ay qabanayaan waxaa ka mida ah:-
1. Beerista Timaha, Suniyaha iyo Garka.
2. Daaweynta Timo daadashada Aflaaqada, Holobta iyo Jajabka tinta Rag iyo Dumarba
wixii faahfaahim ah fadlan wac.
090-5224455 ama 905 224 466
061-1444411
061-1444422

23/10/2022

Ogeysiis dhamaan akhyaarta sharafta leh weynoo bilaabatay shaqadii fadlan horey usoo gaar xarunta tima beerista caafi hair clinic wixii faahfaahin ah
+252905224466
+252907733176

Photos from Caafi Hair Clinic's post 08/10/2022

waxaa loo gu bishaareynayaa dhamaan ummada somaliyeed gaar ahaan Reer puntland dhawaan La hirgaliyey Xaruntii TIMO=BEERISTA ee u horeysay degaanada puntland.
xarunta waxey ku kala taal magaaloyinka Bosaso,Garowe iyo Qardho

Photos from Caafi Hair Clinic's post 06/11/2019

Diabetic food care is part of daily activities in clinic and diabetic # center by supported $ foundation$ # this case is minor surgical removal for the foot callus

30/10/2019

Caafi Diabetic Foundation mandidate is to give food awareness massage for diabetic patient so they can be more educated there daily food intake ,diabetes diet is simply a healthy-eating plan that will help you control your blood sugar. Here's help getting started, from meal planning to counting carbohydrates

Want your business to be the top-listed Hair Salon in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Bosaso, Puntland
Bosaso