Hiil Caafimaad Organization

Hiil Caafimaad Organization

Share

Now available! our guidelines � is to help our country maintain essential health services & safeg

Photos from Hiil Caafimaad Organization's post 01/12/2023

بسم الله الرحمن الرحيم # # السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Alxamdulilah ilaahay baa mahad iskaleh oo iisuura galiyay inaan soo Afmeero master degree gii aniga oo caafimad qabo Alxamdulilah,
Waxaan umahad celina yaa dhamaan cidii igarab taag nayd intaa aan waxbarashasa waday , oo ay oogu horeeyan walid kay iyo walaaladay hablo iyo wiilal ba iyo dhamaan Asxaabtayda kala duwan
Alxamdulilah ilaahay baa mahad leh
Master of public health
Alpha university borama collaboration in Lincoln university Malaysia 🇲🇾

28/02/2023
Photos from Hiil Caafimaad Organization's post 15/06/2022

Alamzey Stadium tartanka is dhaxgalka gobalada saxil iyo berbera kulan ay wada ciyarayen koxaha dawlada hoose burco iyo koxda ciidanka booliska g saxil ayaa dhawac waxa soo gadhay mid kamida ciyatyida ciidanka booliska g saxil Abdiasiis indho yare taaso hiil caafimad organisation u fuliyay adega gargarka degdega ilaa marki danbe xaladisa oo xumatay ay noqotay inaanu udirno gobta caafimad ee ugu dhaw alx hada ciyartoygi isago cafimad qaba waxa uu dib ugu noqday gobolkisi

24/03/2022

Mudane talaal ilmahaaga yar inta uu ka yaryahay 15 malimood , ka hor taga ayaa ka muhiimsan is ka daawaynta

14/08/2021

Breastfeeding organisation

Photos from Hiil Caafimaad Organization's post 17/06/2021

Capacity building for young leadership organization oo loo caqbtay dhaman organization somaliland kadhisan waxan uqabtya hayada organisation iyo fund
waxana Bixinayaya Buraale

26/02/2021

Hiil caafimad organization HCO ,
Awareness Breastfeeding

Photos from Hiil Caafimaad Organization's post 04/01/2021

Xubnaha ugu sareeyo ee uruur ka Hormarinta caafimadka ee Hiil caafimad organization HCO ayaa manta kulan Is xog waraysi ah la qaaten Momada jamuuriyada somaliland Drs Adna aadan ismaciil

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Burco

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00