Ahmed seki ibnu yonis
Hello
01/12/2023
Ictizaam waxa lagu aasaasay 1997 Magaalada Laascaanood.
Waxay dhaqaale si badheedha ugu aruurinayeen ciidamadii noocyada badan ahaa ee dawlada Somaliland kula dagaalamayey magaaladaa.
Laascaanood waa xarunta Ictizaam marna ma ogalaan doonaan in dawlada Somaliland ku noqoto Laascaanood.
Shacabka Somaliland waxaan waydiinayaa:
1) Xagay Ictizaam ku maqanayd markii madaxdhaqameedku bisha dhan nabada u fadhiyey Caynaba?
2) Xagay ku maqanaayeen 9 kii bilood ee dagaalku socday maxayse u dhex tagi waayeen halkii dhiiga islaamku ku daadanayey?
3) Maxay uga hadli waayeen markii la soo weerayay Maskax-Buqle, Dhaal maygaag qorilugid ee ragga geeloodii la jooga la qafaalanayey xoolahoodiina la dhacay ragna lagu laayey?
4) Xagay ku maqnaayeen markii reerka dhan lagu laayey Oog iyo Guumays dhexdooda?
5) Xagay ku maqnaayeen markii reer miyaga lagu laayey Maraa-Jabay?
6) Xagay ku maqanaayeen markii buqdharkayn maatida dumarka caruurta iyo mu'adinkii magaalada lagu laayey iyo masaajidka dhexdiisa?
7) Xagay ku maqanaayeen markii magaalada la gubayey, cagafta lagu dumiyey baraagahana la burburiyey?
9)Maxbuuska islaamku xuquuq ayuu siiyey xagay ku maqnaayeen markii la gawracayey qaar lagu dul istaagayey qaarna laba gubayey iyadoo inbadan oo dhaawac ahaydna la laayey.
10) Ma dadka qaarbaa dhiigoodu xalaal yahay?
Guddoomiyaha Urur ka Ictizaam Bashiir Salaad waxaan leeyahay waxaad ku talo gashay inaad khilaaf diimeed oo u dhexeeya culimada Ictizaamta aad maamusho iyo dawlada Somaliland, culimada kle iyo qabaa'ilka ka dhex abuurto oo iska horkeento waxba se kaaga hirgalimaayaan arintaa waxaanad kala noqon doontaan hungo madhan adiyo kooxdaadu.
Ugu dambayn dhiiga Islaamka halkuu xukunkiisa Alle dhigaybuu yaalaa qofka islaamka ahina cidii naftiisa, dadkiisa hantigiisa ku soo weerarta shareecadu waxay u banaysay ayuu ka yeeli doonaa?
Culimaduna dib ha isugu noqoto qaarbaa isu bedelay facebookers 3 maalmood ee ugu dambeeyey.
Illaahay shacabka iyo dalka Somaliland ha guuleeyo dadka reer Somaliland na bogooda burcad ha isu mariyo cadaw kasta oo ka soo horjeeda jiritaanka Somaliland alle ha jabiyo insha Allaah.
WQ Xasan Maxamud Xasan Formula.
13/12/2021
Waxa weli holka sogeli la xildhibanada xisbiga muxafidka oo kabiyo diidan in mudo kordhin lasamyn waayo
Muse bixi oo caaqilka beesha super awal ayaa weli wada xadhiga iyo cagojuglaynta uukuwado umada reer somaliland waxa hada magalada caynaba xadhig sharci daro ah lagu geysty oo saldhiga dhexe lo taxabey saxafi ka hawl gala warbaahinta madaxa banaan ee HCTV
Hbn wngsan dhamaan asxaabta qaliga meel walba oo aad dunida kaga sugantihiin
18/10/2019
INAA ILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN
alle naxariisti jano hka warbiyo labada caruura shilka gaari ku dhinty ee ila SICIID DIGAALE walidkood iyo ehelkodaba samir iyo imaan hka siiyo aammmmiiiinnn
Maaalin wngsan dhamaan asxaabta qaliga meel walbaad kla jogtaan
07/08/2019
Hashaa ya garanya asxaabey?
Asc asxaabta qaliga
Glb wngsn
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
URL
Burco
