Abwaan xigmaawi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan xigmaawi, Health/Beauty, Burco.
15/08/2023
Dareen Caashaqow miyaad 🥰♥️
Naftey duun quudh sataa 🌏
06/08/2023
Ruux aan daraatiyo
Shalytoole raadshay
Tana ra ranka u maree
U Ilaawey Ruux Dey
Waxan raasa maal laa
Taan kuba raseeeyaay
Rayn rayn iyo raaxaba
Taan uga raafiiqay
Naftu kuu raxleysoo
Wali maad rumobine
Goormaan runta diyo
Rajada dhab ay noqon
😂😭🙏👋
Siwalba wax kugu sheege
Goormaad wax fahmin
30/07/2023
Anoo qiima ga iyo
Qaaya haaga dhawraya
Anoo ereyo qabaw oo
Qalpi taabada ku idhi
Oo Qiiro kaa raba
Mxd iigu qosoSaha
Qaabka iiga lumisaa
Qorsha iiga bisaa
Tolow meeshan maa laga guray oo anun ku hadhey
25/07/2023
Ruux kuu cadiban oo
Dumar kaa cal mTayoo
Ku Ca Naa na neyn oo
Ku casuuntay adi uun
Maxad ugu ciyaarta
Kibir ugu ciqaabtaa
Ciilka ugu abuurtaa
Filkeed ugu casi lays a
Heeshu ba bilaa music ayay ku macanayeen
Waa tix kamida silsiladii liinta xoorkaleh
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Burco
