Abdifatah Gabyaye
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdifatah Gabyaye, Health/Beauty, Qoraaga Qalbiyada jabay, Burco.
30/09/2024
I waraabsha geedkii
Waxyigaygu saarraa.
16/07/2024
28/03/2024
Nafta ruuxda weydaa
Neefsan oon dhaqaaqine
Noocyada xasuusuu
Nabar weyka darayiin
Niyad dhimatay weydii
Nolosheedu saytahay
Nuur iyo iftiin baxa
Anigoo ku naawilay
niyaday kugu qoray
Qalbi adiga ku nool
Nuuxsan waa darada
Naxash waad isaartoo 💀
Aakhraan ku noolahay
Napad galyo jacaylow
Inkastoonan naafiyo
Nabar kuuba quudhen
Nimco iyo naruuriyo
Nolol wacan ku noolow
Ha nusqaamin dabdey
Noloshaada sii wado
Maariya Cismaan
08/01/2024
sanadkii tagay tabshadiisa
qalbiga waa laga tiraaye
Talabiyo horumar waara
Naftayday guul tusmayso
By abdifatah ismail
One year ka hor waxaan idiin
Sheegay sababta kaliyee
Soomalidu ku midoobi kartaa
Inay tahay
Ethiopia 🇪🇹 oo damacda anba dagaal kusoo qaada
Waxii ka horeeya midnimo ka dheer Somalia dhexdeeda iga qortaa
11/12/2023
Hubsiimada hoyka dhigo
Halkii hadalkii ku dhaaf
Hagaag waan kula socda
Hiirtayana kulama rabo
Hogiyo haygu ridin godoon
Halkaan heer sare u haystay
Hadaan ku hagaagi waayo
Hadhuub keegan culeene
By abdifatah ismail
hadaan qaranka loo dhiman
Loo mudan dhib iyo hawlo
gobonimo dhexdaw xidhan
dheeftiisa kii cunay
miyuu dhuuni qaatii
abidkii dhadhamo raac
dhulka hooyo nabadaa
miyuu kuba dhex joogi
Caqliga saliimka ah ha shaqeeyo
Waa su,aal jawaab lahe
1: suuqyada soomalida maxay u gubtaan ?
Siiba somaliland
Noloshuba xayaatada
Marbay kugu xumaataye
Xadhig lama sitaanow
Ciro maysku kaa xidhay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Qoraaga Qalbiyada Jabay
Burco
