Somali marke online
kusoo dhawoow Ganacsigeena gacmo furan
halkan waxd ka helaysaa waxkasta oo aad doonayso oo aad markaa ubaahantahay sida duruucda haday tahay hidaha iyo dhacanka iyo shaykasta oo qof somali ahi xirto sida Raga oo ah saraawiisha macawiisaha shaadhadhka garamaanta iyo iwn fadlan nagala qayb qaado horumarkeena
10/12/2018
Madoonaysaa salado aad utayo sareeya oo ka wayn saladaha hada la isticmaalo oo qiima heedo aad kuu Raaligalinayo fadlan hamoogaan qiima waa 7$ oo kaliya
Waa maherad cusub oo online ah waana markii ugu horaysay ee laga furo magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka CAYN fadlan LIKE AND FALOWIN ha illoowina si aad noogala qayb qaadataan horumarkeena wixii faahfaahin ah nagala wadaag mahadsanidiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Wadada Masjidka Wayn
Buuhoodle
