Suleekha beauty salon
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suleekha beauty salon, Beauty, cosmetic & personal care, Cadaado.
21/09/2021
Hanbalyo Aroos!!
Waxaan Farxadda Arooska la qaybsanayaa
Tahliil kulan & Shucayb Cabdi Qoorey
Oo ku aqalgalay Magalada Cadaado
Iskuwaara wadajira insha allah
Designed by
31/07/2021
30/07/2021
Hanbalyo ...............Aroos !!!😍
Waxaan Farxadda Aqal galkooda la qayb sanayaa Dahir Cabdullahi Cali iyo Faadumo Xassan Aaden oo ku aqal galay Magaalada Cadado Galmuudug
Designed by:
02/10/2020
oo aad h**e uga Barateen qurxinta Dumarka ,hagaajinta Aroosyada iyo Sameynta Toortaha,Waxaan leenahay ku Soo dhawada macaamiisheena Sharafta leh .
Xiriirka Xafiiska Macaamiisha Waxaad naga heli kartaan Telefoonada hoos ku qoran 616309900/613336362
Xarunteena Waxaalaa gaar ahaan Xaafadda
mahadsanidiin.
28/09/2020
od oga Barateen khurxiinta Aroos yada iyo Sameenta Toortaha Waxaan idiin leenahay So Dhawada macamisheena Sharaftaa Badaan Waxad nagala So Xiriri Kartaan 0616309900 Ama 613336362 = Xaruunteena Oo kutaal gaar Ahaan Xafada Haraaleeyiiii
14/09/2020
SULEEKHA BEAUTY SALON oo aad h**e uga barateen Qurxinta Dumarka q
Waxay wali Diyaar idinla tahay Qancinta macaamiisheena
19/08/2020
Oo aad horay uga barateen Qurxinta, Hagaajinta, Aroosyada iyoXafladaha waxay idiin soo kordhisay Kursiga Aroosyada ku fariistaan oo Casri ah oo laguugu keenayo meeshaad joogto, waliba qiime macquul ah .
Waxaad kala xiriiri kartaa
Telephoonada:
0612017695, 0616309900, 0617032142
20/08/2019
Suleekha beauty salon
_____________________________
Adeegyada aad ka helayso waxaa kamid ah;
* Cilaan saar casri ah
* Qurxinta dumarka
* Hagaajinta aroosyada
* Kiraynta taajka iyo dharka hiddaha
* Diyaarinta xafladaha
* Samaynta toortaha iyo mac-macaanka
Waxay kutaal;
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Cadaado
252
