Cabdirisaaq Dheere.
So gudbinta xaqiiqooyinka.
05/07/2026
Dhismaha wadada Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb wuxuu marayaa gabagabo.
Way ku mahadsanyihiin bulshada Caasimadu dulqaadka ay muujiyeen intii ay xirnaayeen wadooyinka .
(Waxaan lagu dhibtoon laguma dheefsado)
15/06/2026
Duqa talada haayaa haduu daqara soo gaystay
Ama uu dadaal iyo ku jiro derejo wayn gaarid
Ama uu haldoor soo baxoo yahay dinaahyeeya
Waa damac rageedoo ma ahan inaan ku diidnaaye
Ushuse waxay dul taalaa waa bulshadan loo durbaan dumane
Dagaal iyo waxaa nala rabaan Dibindib gaarsiine
Difaac adag xirtoo doolarkaa damacu yuu raacin
Digtoonaada oo duqow talida soo doora
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Dhuusamarreeb
