macruf salad

macruf salad

Share

kalasoco walkasta oo aduunka kucusub

Photos from macruf salad's post 12/04/2026

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka,

Mahad Salad, iyo Taliyaha Booliska, Gen. Cismaan Cabdullaahi, ayaa ku guuleystay dib u soo celinta ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed oo ku sugnaa Awdiinle.

Ciidanka ayaa lagu dhiirrigeliyay inay sii wataan waajibaadkooda, iyadoo dowladda ay ballanqaadday in la siin doono dhammaan xuquuqdooda. Ugu dambeyn, ciidanka waxaa dib loogu celiyay magaalada Baydhabo.

12/04/2026

Markaad sawiradaan eegto waxaad ogaaneysaa si fudud Awoodda ay leeyihiin Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed.

SNA Forces.

28/03/2026

Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Guddoomiye Cali Siciid Fiqi oo mar kale loo doortay hoggaanka Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed.

Waxaan sidoo kale madaxda dolwad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ugu baaqayaa in ay degdeg u qabtaan doorashooyinka dowlad-goboleedyada, si waafaqsan dastuurka dalka iyo dolwad-goboleedyada.

01/03/2026

Dunida waxaa sagootiyay nin wayn allaha unaxariisto magaca islaamka ayaa lagu dilayaa ilaahey hajabiyo maraykan iyo yuhuud iyo inta kugarabka ah

16/02/2026

Turkiga oo baaranaya khayraadka Soomaaliya, taariikhda lama hayo dal uu shidaal ka qoday, waana b**b caadi ah inuu 95% qaato shidaalka uu soo saaro.

👇

The oil agreement between Somalia and Turkey is not fair. It is unacceptable that Turkey takes 95% of the oil produced while only 5% goes to Somalia.

16/02/2026

Googaa cadalaysi yaagaranaaya oo kajawaabi kara xujooyinkaan ??

23/10/2025

Asc dhamaan umada somaaliyeed oo mislimiintaa waxaan caaway idiin sheegayaa inaad marwalba aad illaahay umad celisaan illaahay barwaaqada uunasiiyay aadna kuxamdisaan allaah nabigeenana aad ku salisaa s,s c,h,w,s,l,m???habeen wanaagsan

21/09/2025

Aduunyadu waa sac lafhaysta iyo mid agtaagan hadaba keetahay adiga 2badaas daawade jawaabtaada kumantiga nagula wadaag?????

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Dhuusamarreeb?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Dhuusamarreeb