Weriye Axmed. Bulshaawi

Weriye Axmed. Bulshaawi

Share

Weriye Axmed Bulshaawi

08/01/2024

Kusoo dhowoow hadii aad thy qof xanuunsanaya ama cidi ka xanuusanayso oo nagala soo xidhiidhi TEl 0633198203 ama 0659062671

Photos from Weriye Axmed. Bulshaawi's post 07/09/2023

Yaaa garanaya magaaladaa magaceeda

Photos from Weriye Axmed. Bulshaawi's post 26/05/2023
Photos from Weriye Axmed. Bulshaawi's post 26/05/2023

Dhamaan ardayda Al Aqsa college
Iyo macalimiinta ka howl gasha waxa
Aan hambalyo hambalyo hambalyo hawada umarinayaa aan lasoo koobin
Waxa aan leeyahay hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

Waxa waliba dedaal iyo hadii aan duni loo marini howl yari kuma yimaadaa
Waxa aad hiigsanaysaan ama hankiinu. uu yahay aqoon inayndin heer ka gaadhaan horumara OO ha halaynin Al aqsii waa hoygii aqoontee
Anaguna duco iyo adkaar baanu idinku miisnaaye aqoon baa lagu aflaxaa aayatiin wacanee iyadaa kuu kala soocda sir iyo caade al Aqsi college waa hoygii waxbarashad hogaan weeye loo bogo hayaan Dheer waxa aad uhaysaa inaad horuma gaadhaye mowluhu idin garab geloo idin kuguulay Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

Photos from Weriye Axmed. Bulshaawi's post 21/04/2023

Waa magaalada Ceerigaabo OO si weyn looga oogay salaada ciidul fitriga dhamaan waxa aan leeyahay muslimiinta oodhan Ilaahay ha inugu gaadhsiiyo ciida ciideeda basha basha iyo barwaaqo aamiin aamiin aamiin

Photos from Weriye Axmed. Bulshaawi's post 01/04/2023

Mid ucoday labadan wiil

24/03/2023

Waa gobolkii dalxiiska ee sanaag

24/03/2023

I have reached 2K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

24/03/2023
Photos from Weriye Axmed. Bulshaawi's post 24/03/2023

Ramadaan kariin dhamaan muslimiinta oodhan Ilaahay ha barakeeyo

20/11/2022

πŸŽ„αƒ¦πŸŽ„βŠ±β€’βŠβ€’βŠ°πŸŽ„πŸŽ„πŸŽ„βŠ±β€’βŠβ€’βŠ°πŸŽ„αƒ¦πŸŽ„αƒ¦πŸŽ„βŠ±β€’βŠβ€’βŠ°πŸ™βœοΈπŸ™βŠ±β€’βŠβ€’βŠ°πŸŽ„αƒ¦πŸŽ„βŠ±β€’βŠβ€’βŠ°πŸŽ„πŸŽ„πŸŽ„βŠ±β€’βŠβ€’βŠ°πŸŽ„αƒ¦πŸŽ„

Category

Telephone

Website

Address


Erigavo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Weriye Axmed. Bulshaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Erigavo.