Mac-hadka Al-faatix Galkaio
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mac-hadka Al-faatix Galkaio, Health/Beauty, galkacyo, Gaalkacyo.
Waxaa la ogaysiinayaa
Bulshaada Somaliyeed Gaar ahaan reer galkacyo, ee jecel Wax barashada, gaar ahaan Diinta. In
Mac-hadka Al-Fatix ee Barashada Shareecada Islaamka, uu bilaabayo diiwaan galinta Ardayda cusub sanad dugsiyeedka 2026-2027
Mac-hadku muddo dheer buu adeegayay bulshada, wuxuu u diyaariyey manhaj dhammaystiran oo aad ku baranayso dhammaan maadooyinka shareecada -(Tafsiirka,
-Xadiiska,
-Fiqhiga, furuuc, Qawaacid iyo usuulka
-Caqiidada,
-Luqadda Carabiga, iyo Adabka.
-Naxwaha,
-Sarfiga,
-Balaaqada
-Xisaabta
- Englishka
- Juquraafiga
-Tariikhda iyo Siirada).
Mac-hadku wuxuu leeyahy:
🎓 Shahaado la Aqoonsan Yahay: Markuu dhammaysato ardaygu waxbarashada, waxuu helayaa shahaado rasmi ah oo ay aqoonsan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Puntland.
Wakhtiga ladhiganayo.
🕒 Wakhti wax barashadu waa wakhti Fudud: Saacado ku habboon oo aan shaqadaada iyo waxbarashada kale ka horimanayn (Subax, Galab, iyo Habeen).
Ogaysiis:
Waxaa la ogaysiinayaa bulshada reer Galkacyod, in Mac-hdaka *Al-fatix* ee barashada shareecada Islaamka uu bilaabay diiwaangalinta Ardayda cusub sanad dugsiyeedka 2026-2027.
Xarunta waxay ku taalaa Jiiro Kuwayd Campuska Jamacada Daaha.
Waxii faahfaahin ah kala xiriir 0907719688/0907657201.
18/04/2026
: ‎Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad qalin-jabint Dufcadii 10aad ee ka baxday Machadka Prof Sheikh Hassan Al-Fatih. Xafladdan oo ahayd mid si qurux badan loo soo agaasimay ayaa
‎waxaa kasoo qayb galay marti sharaf kala duwan oo isugu jiray Masuuliyiin dawladeed, maamulka machadka, mamulka jaamacadda daaha, Maamulka Machadka RPS, culumaa’udiin, waalidiin, dhalinyaro iyo marti kale.
17/04/2026
Hordhaca sawirrada qalin jabinta Dufacaddii 10ªªd ardada Mac-hadka Shareecada islaamka Ee Proff Sheikh Xassan Sh Mohammed Al-faatix.
16/04/2026
Waxaa gabagabo maraysa xafladda qalin-jabinta machadka Al-faatix dufcadii 10 Hanbalyo dhammaan ardada sharafta leh.
17/4/2026.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Galkacyo
Gaalkacyo
252
