Taaj dental Care
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taaj dental Care, Health/Beauty, Galmudug state Galkaio, Gaalkacyo.
Taaj dental Care Bishaaro Bishaaro waxaan dhamaan macaamiisheena u sameynay Qiimo dhimis 30% fadliga bisha ramadaan 10keeda dambe ka faaideysi wacan .
Mahadsanidiin.
24/02/2024
13/03/2023
Taaj dental Care waxa ay idiin sameysay qiimo dhimis 50% ah ilka kor iyo hoos kalkii lagu xiran jiray $300 maantay waxaa fursad u haysataah in aad ku xirato $75.
Taaj dental care waxa ay idiin haysaa adeeg dental oo dhamays tiran sida.
1.Galinta iyo buuxinta ilkaha.
2.Dareen ka dilista gawsaha.
3.xirista biraha ilkaha sima.
4.Nadiidinta ilkaha iyo toosinta ilkaha.
5.Daweynta af shiirka iyo xanuunada ku dhaca ciridka.
Intaas iyo in kaloo badan waxaad ka helaysaan dentalka casriga ah ee Taaj.
Hamoogaanina in aad horay u gaartaan Taaj Dental care oo horay loo oran jiray Ex daryeel dental Clinic hadana waxaa loo baxshay Taaj dental care waxa ay soo dhegaty dhismaha hormuud dhinaca bari ka xiga..
🏢 Goobta - Galkacyo-Galmudug,Hormuud telecome dhinacdeeda bidix ama kasoo horjeedka Sudan spare parts.
☎️ 61 5557782
☎️ 0906811005
📨 [email protected]
🌐 Taaj Dental Care
Coming soon
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Galmudug State Galkaio
Gaalkacyo
0000
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 21:00 |
| Tuesday | 07:00 - 21:00 |
| Wednesday | 07:00 - 21:00 |
| Thursday | 07:00 - 21:00 |
| Friday | 16:00 - 21:00 |
| Saturday | 07:00 - 21:00 |
| Sunday | 07:00 - 21:00 |

24/02/2024