Timahaagu Waa Quruxdaada
skin care and hair care brand. our products are avaliable every region. we deliver online.
20/09/2022
Succinic acid blemish treatment waa boomaato loogu talagalay nabraha. Waxay kaga bi'inaysaa 15beri.
Waxaa kujidha salicyclic acid oo ladagaalanta nabraha.
Nabrihii wakhti dheer ku ciilay ka bogso.
Nagalaso xiriiir whatsappka 0905182637
Delivery🚙 Muqdisho,somaliland,Jigjiga,puntland iyo galmudug
20/09/2022
Inkey list naicinimade.
Serumtaan waxay ka yaraynaysaa saliida wajiga, waxay xiraysaa daldaloolada, madmadowga nabraba way kabi'inaysaa.
A lightweight, power-packed serum containing 10% Niacinamide that can be easily layered into your skincare routine. This naturally occurring B3 vitamin helps to effectively reduce excess oil, blemishes and redness. Its thin consistency is formulated with 1% Hyaluronic Acid for added hydration and effective delivery.
When to apply
Waa diyaaar
Whatsapp wa.me/+252905182637
Delivery🚙 Muqdisho, Somaliland,Puntland,Jigjiga And Galmudug
19/09/2022
Laroche-posay suncreen. Waa best cadcad kuguma reebayo
Creamka qorraxda wuxuu ka difaacaya falaaraha qorraxda kuwaas oo sababa haaraha, wajiga gaduuud galo, duuduubka oo soo dagdaga.
Daryeelka maqaarkaaga kabilow inaa qorraxda ka difaacdo.
Waxaa deliveryga🚙 usamaynaaa gobolkasta, gurikasta.
Whatsapp :0905182637 wa.me/+252905182637
03/08/2022
Shea moisture shampoo and conditioner.
#1 shampoo and conditioner all the time.
Waxay ka samaysantahay shea butter, sea kalp iyo argan oil.
Timaha qalaylka saaida ah, kuwa jilcisada lamariyey, kuwa colourka iyo casaysada lamariyey dhamaan way anfacayaan waxay kusoo celinayaan timaha kadhintay.
Delivery 🚙 gobolkasta iyo guriwalba.
Whatsapp or call : 0905182637
04/07/2022
Shea moisture shampoo and conditioner.
#1 shampoo and conditioner all the time.
Waxay ka samaysantahay shea butter, sea kelp iyo argan oil.
Timaha qalaylka saaida ah, kuwa jilcisada lamariyey, kuwa colourka iyo casaysada lamariyey dhamaan way anfacayaan waxay kusoo celinayaan timaha kadhintay.
Delivery 🚙 gobolkasta iyo guriwalba.
Whatsapp or call : 0905182637
Xalka timaha jilcisada leh🤞
16/05/2022
Dhamaan alaabtaan waxay diyaar idinkugu tahau meheradeena.
Waxa lagu siinaya talo bixin ku saabsan timaha iyo maqaarka kahor inaatadan shayga iibsan.
Whatsapp :0905182637
16/05/2022
Careve foaming cleanser for normal to oily skin💦
Cleanses and removes oil with out disrupting the protective skin barrier of the face with three essential ceramides,naicinimade and hyaluronic acid.
Facewash loogu talagalay wajiga saliida leh.
Waxay ka yaraynaysaa wajiga saliida ayadoo qalayl saaid ka dhigayn dhaawac ugaysanay maqaarka wajiga
Waxaa ku jira maadooyin muhiim u ah wajiga sida ceramides,naicinimade iyo hyaluronic acid.
Delivery to somaliland,puntland and all muqadisho
Whatsapp or call :0905182637
11/05/2022
Restock
The ordinary alpha arbutin
Serumtaan waxay kabi'inaysaaa haaraha, madmadowga nabraha katageen, harka wajiga galo.
Deliveryga 🚙 Gobolkasta,gurikasta iyo goobkasta.
Whastappka nagalaso hadal 0905182637 wa.me/+252905182637
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Address
Gaalkacyo
