Nasteexa Maxamed Cabdulaahi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nasteexa Maxamed Cabdulaahi, Makeup artist, Israac, Gaalkacyo.
05/12/2022
Hawshan shalay so qabtiyo
Hankaan mudo haybiýaa
Hadeerto is yeeshayoo
Hawraaraan soo maqlaa
Hankiyo wadnuhuba rabaan
Humaagyaa ii sawiran
Nafaqo=Nutrition
Maadada nafaqada waxay quseysaa sida ay
dadku ugu nool yihiin xaalad wanaagsan iyagoo
isticmaalaya cunto. Waxaa soo hoos gelaya
siday dadku cuntada ku helaan, sida ay u
habeeyaan, u dhawraan, u diyaariyaan u
wadaagaan, uu u cunaan, iyo waxa ka dhaca
jirka gudihiisa–sida loo dheefshiido, loo nuugo,
isla markaana u isticmaalo jirka si ay taasi gacan
uga geysato caafimaad wanaagsan
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Israac
Gaalkacyo
ISRAAC
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Nasteexa Maxamed Cabdulaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
