Tawakal Fc

Tawakal Fc

Share

isku duubnidu waxa ay keentaa guul

29/07/2026

kulanka galabta AUN salaad cup waxaa fooda isdari doona labada kooxood ee kala ah
Midnimo vs wardhiigley. saadali fadlan kulanka xisiaha badan dawasho wacan

28/07/2026

kulanka galabta ee koobka AUN SALAAD CUP waxaa fooda isdaraya labada koox ee kala ah
City stars vs Falcon waa semi final fadlan sadali sidaa kulanka

26/07/2026

kulanka galabta waa ka adag yahay kulamadii h**e
wardheegley vs heegan united. saadali kulankaan oo ku guulayso lacag

25/07/2026

kulanka galabta ee koobka AUN SALAAD CUP waxaa fooda isdaraya labada kooxood ee kala ah City star vs midnimo waxana kala wata labada kabtan ee AK and A.siciid waa kulan xiiso badan dawashaduna waa lacag lahaa
saadaali cidna guusha raacaysa

23/07/2026

kulanka galabta ee koobka AUN salaad c/nuur cup waxaa fooda isdaraya labada kooxoo ee kala ah
FALCON VS WARDHIIGLEY waxaana kala wata labada kabtan ee Cumar shuceyb vs sadiiq
saadaalin kulana cid guusha raacaysoo oo hel lacag

22/07/2026

kulinkii galabta ee koobka AUN salaad c/nuur cup ee ka socday deeganka tawakal wuxu ku soo idlaaday bar bardhac 1 , 1 ah

21/07/2026

kulankii galabta ee u dhexeeye Heegan united vs falcon f.c playerkii ugu fiicnaa waxaa noqday kheyre c,risaaq ka tirsan kooxda falcon

21/07/2026

kulankii galabta wuxuu ku soo id laaday natiijo 2.0 oo ay ku badisay kooxda falcon

21/07/2026

kulanka galabta ee koobka AUN SALAAD C/NUUR CUP waxaa fooda isdaraya labada kooxo ee hoos ku qoran waxaana kala wata labada kabtan
Abdalla dafar iyo sadiiq muqtaar
fadlan saadali kulanka oo gulayso lacag

Photos from Tawakal Fc's post 20/07/2026

kuliinkii furitaanka koobka waxaa uu ku soo idlaaday sida tan
city stars 3 .. 0 xoogaatada

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mudug
Gaalkacyo