Saida Salon

Saida Salon

Share

Saida Herbal Beauty waxaad ka heleysaa daawooyinka daryeelka jirka oo dhir ka smeysan dhirtaas oo si dabiici ah u baxdey wx chemical ahna ku jirin

Photos from Saida Salon's post 09/08/2019

Asc macaamiishana sharafta leh waxaan idinla wadagaayaa qiimo dhimis xoogan oo aan munaasabada Eidul adha Ugu talagelney ka faaideysid wacan


Wixii faahfaahin intaas kasii dheer wxd nagala soo xiriiri kartaa
+252907968259

Photos from Saida Salon's post 03/08/2019

waxaad ka heleysaa daawooyin qiimo jaban oo waxtar leh oo ku qanciya. Wixii faahfaahin intaas kasii dheer wxd nagala soo xiriiri kartaa:
+252907968259
Halkudhigeeno waa :

Photos from Sagal online services's post 24/07/2019
Photos from Saida Salon's post 22/07/2019

Daawooyinka daryeelka quruxda jirkaaga oo aad ka heli kartid waxaa ka mid ah :
#.Daawooyinka gudguduudka qoraxda
#.Daawooyinka sulub ka dhigaya jirkaaga sida ilmaha yar jirkiisa
Wixii faahfaahin ah waxaad nagala soo xiriiri kartaa +252907968259

Photos from Saida Salon's post 21/07/2019

Daawooyinka daryeelka maqaarka oo aad ka heli kartid waxaa ka mid ah
#. Daawooyinka haaraha jara
#.Daawooyinka nabraha xasaasiyada
Hadaba wixii faahfaahin ah waxaad Naga la Soo xiriiri kartaa
+252907968259

Photos from Saida Salon's post 21/07/2019

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخواني الاعزاء
Walaal kusoo dhawow
waxaad ka heleysaa products herbal ka sameysan oo healthy ah skin care creams and personal care products.
Saida Herbal beauty page waxaad kala socon kartaa products aan markaas hayno waxaad kaloo iigu soo gudbin kartaa dalabkaad rabtaa.
Hadaad ay ku cajab kaliyaan our products wxd nagala Soo xiriiri kartaa
+252907968259
Ha iloowin in aad like and follow sameysid si aad our new posts u aragtid

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Galcom Street
Gaalkacyo
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00