Farmaajo team
somalia ha noolato
11/11/2022
Quluubta shacabka🌍
Farmaajo 🏞
Masaakin u roonow muxamadow🤲
💯
05/04/2021
Kaadi baxsadka dadka waa weyn.
Kaadida oo ka baxsata ama so dhaafta qofka isagoon awood u leheyn inow xakameeyo ayaa loo yaqanaa (urine incontinence ).
*kaadi baxsadka aya qofka ku keno nadaafad xumo iyo sido kale cabsi soo dhexgalida iyo ladhaqanka bulshada dhexdeedda (yax yax)
*Kaadi baxsada ayaa badanaa la xariira dabac ku dhaco murqaha kaadi heesta ama dabac ku yimaado laastiiga (sphincter) celiya kaadida markii qofku dareemo kaadida
*Sido kale isku furanka xubnaha kaadi heesta iyo xubinta taranka dumarka ayaa iyana keeni karto kaadi baxsadka(vesicovaginal fistula)
*infectiono muda badan ka jiray kaadi heesta iyo darbiyadeeda ayaa iyana keeni karo.
*Sedex meelood laba meelood ayey dumarko uga badanyihiin raga baxsadka kaadida.
Nuucyada kaadi baxsadka
*Stress incontinence
Kaadida oo ka baxsata qofka kadib markii ow qunfaco, hintiso, qosol,qeylo ama wax walba oo badiya caadaadiska gudaha kaadi heesta.
Nuucaan ayaa ku badan dumarka ilmaha badan dhalay wax ka badan shan ku waasi oo foosha ku daahay xiliga dhalmada.
Jiirashada farha badan aya ku sababto dabaca muqaha kaadi heesta muda kadina ku sababto kaadi baxsadka nuucaan ah.
*Urge incontinence
Kaadida oo qoka u qabato si awood badan kadinba so dhaafto ka hor fadhiga suuliga.
*Overflow incontinence
Kaadida oo iska soo yaacdo kadib buux dhafka kaadi heesta si habiiraq ah.
M*ixed incontinence
Waa isku darka labda nuuuce ee kor aan ku sheegnay nuuca kowaad iyo nuuca labaad oo hal mar qofka laga wada arko.
*Nectornal enursis
Waa qofka oo isku kaadsha habeenkii isagoon ogeyn xladaan ayaa ku badan dumarka iyo sidoo kale caruurta yar yar oo iyagu si dabiici ah isagu kaadsha xiliga yaraanka
Kaadi baxsadka ayaa leh xal waaro oo qofku gabi ahaan kaga bogsan karo ciladaaan.
* hacabin cabitaanada aash*toda leh
(sida shani ,Coca-Cola, pesi,ama faanto,
*cabdi biyaha yaree wxii ka danbeeyo cishaha
*samee exercise ka adkeeya murqaha kaadi heesta ee loo yaqaan kegel exercise
* isku day inaa ugu yaraan daqiiqad taagnato albaabka suuliga adigoo isku celinaayo kaadida xiliga kaadi awood leh ku heeyso.
* markii aad bilaawdo kaadida iyadoo socto qabo hadana daay qabo hadana daay si loo adkeeyo laastiiga kaadi heeesta iyo muruqa.
Waxaa jiro daawo caafimaad oo kala duwan kuwaasi oo loo istcmaalo kaadi baxsada qaadashada daawada ayaa ku xiran nuuca kaadi baxsad ee aaad qabto iyo calmaadaha la xariiira
Nala soo xariiir Dr salaad bage WhatsApp
Dr Ahmad fartaag
Dr.Liiban
Terror still reigns in Somalia and it may get worse now that Trump pulled US troops out of the country. We travel to the frontline of Somalia’s war against al-Shabaab to see what the US pullout means for the next chapter in the war on terror.
Plz:-
Amazing💯
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Garowe
