Amiira skin care

Amiira skin care

Share

ku sodhawoow dukaanka online ka ah ee Amiira Skin Care gacmo furan iyo qiimo ku raali galiya🛍

Photos from Amiira skin care's post 26/01/2025

Mazha allaha

Qorxada waxay soo dadajisaa dada waxayna keenta
Duudub jacdad waxayna qalajisa maqarka
Isticmaal cream qorxada wuxuu ka samysan yahay
Aloe Vera wuxu ku siinaya moisturizer
Qoraxda wuuka difaacaya
Wajigaga kuma reebayo haba yarate wax cad cadaana toos ayu u galaya skinkaga







📍location Garowe puntland
Delivery 🚚 ✈️ waku diyaar goobksta macmiil
Dalbo kaliya 📞0906573448
beauty care
Amiira skin care 906 573 448

Photos from Amiira skin care's post 26/01/2025

Low PH Good Morining Gel Cleanser

Waji kasta wuu isticmaali kartaa waliba
Wxaka aad usii anfacaysaa
Dadadka cleanser da kale at dhib aan
Ama aanu qadan Karin wajigoodu
Ee sensitive ka Ah
Wxay si qoto dheer u saarta
Dhamaan wasakhada wxay ku nadifinaysaa
Iyada oon wajigayga qalajinayan
Wajigana ku reebaysa qoyan
Wxayka dhigaysa wajiga Mid nadiifa
O aad u dhalalaya

📍location Garowe
Delivery✈️ waaku🚚📦 diyaar macamiil

Dalbo kaliya 906 573 448

Photos from Amiira skin care's post 26/01/2025
Photos from Amiira skin care's post 08/07/2024

Mala dhiban tahy haaro nabro mad madow ay nabro kaga tagen hadaba isticmaal serumtan waxay ku siinaysa maqaar hal noca aan waxba lahayn oo dhaldhalalaya hada dalbo oo hada hel 906 573 448

08/07/2024
Photos from Amiira skin care's post 08/07/2024

Rice toner and rice cream waxa laga sameyey bariis waxay leyihiin brightening and glowing aad quruxbadan sido kale whitening bay leyihiin sodalbo melkasta aad jogto wad helaysa 906 573 448

Photos from Amiira skin care's post 28/06/2024

Setkan waxa loogu talagalay qofkasto maqaarkiisu leyahay finan iyo siliid badan waa dhamaays tiran waxa isticmaali kara rag iyo dumarba 906 573 448 ✅️

Photos from Amiira skin care's post 30/04/2024

Isntree hyaluronic Acid watery sun gel waa suncream aad u khafif ah qof kastana isticmaali karo kaso dalbo 906 573 448 ✅️

Photos from Amiira skin care's post 29/04/2024

Maku dhib qabta finan makugu rebeen daldalol iyo madmadow waxan ku kenay serum wajiga kaga nadiifinaysa finanka iyo calamadaha ay kaga tageen finanku kaso dalbo 906 573 448 🛍

Photos from Amiira skin care's post 16/02/2024

ULTRA BARRIEL REPAIRING CREAM waxa isticmaali kara maqaar walba maqarka wuu dajinaya hurka kulaylka iyo casanka wuka biinaya waxa ku jira madooyin maqarka iftiin iyo dhalal siinaya sida niacinamide hyaluronic Acid iyo bariiska waxad ka helaysa glow dagdag ah jacdadka iyo gabowgana wuka ilaalin wana cream aad uqabow ✈️wan samayna meelkasta aad jogto wad helaysa +252 906573448 ✅️ Amiira beauty care 🛍

Photos from Amiira skin care's post 03/02/2024

Anua heartleaf soothing toner 77% waxa isticmaali kara skin type walba wuxu dajinaya maqarka casanka iyo xasaasiyada wuu biinaya wuxu maqaarka siiya dhalal iyo qoyaan wuxu diyaar kugu yahay Amiira beauty care kaso dalbo ☎️0906573448📲✅️🛍

Photos from Amiira skin care's post 16/01/2024

Salicylic acid cleanser waxay ka saraysa siliida badan ee wajiga wasakhda gasha daldalolada sida sanka korkiisa waxay biinaysa finanka wajiga waxay diyaar kugu tahay Amiira beauty care sodalbo melkasta aad jogto wad helaysa ✈️ 906 573 448 ✅️ 📞 +252906573448

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Garowe