Yaasiin Seso
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yaasiin Seso, Health/Beauty, Garowe.
𝗦𝗵𝗮𝗮𝗰𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗿𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗠𝗮𝗰𝗱𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝟮𝟬𝟮𝟱.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL, Mudane Eng. Axmed Jaamac Barre, ayaa si rasmi ah u shaaciyey in Carwada Macdanta Somaliland ee sannadka 2025 ay ka dhici doonto magaalada Hargaysa, 15–16 December 2025.
Somaliland oo Hawadeeda ka joojisay Diyaaradaha aan Oggolaanshaha marista hawada ka haysanin. || Yaasiin Seso
Jimce wanaagsan: majaceshahy inaad deegaankan ku dalxiisto Adiga ||
Hargaysa soomalilaan diyaar garaowga Munaasibadda sanad guuradii Jamhuuriyadda Somaliland 18 my
Xukuumadda Somaliland Oo Soo Saartay Awaamiir Laga Inay Fuliso Cid Walba Oo Rabta Inay Magaalada Ceerigaabo Timaado.
06/03/2025
Ciidanka Cirka ee Koonfurta Kuuriya ayaa sheegay in mid ka mid ah diyaaradohooda dagaalka ay si qalad ah u ridday siddeed bambo, xilli lagu guda jiray layli militari, taasoo sababtay dhaawacyo soo gaaray dad shacab ah.
Siddeed bambo oo nooca MK-82 ah, kuwaas oo loogu talogalay hawlgallada guud, ayaa laga riday diyaarad nooceedu yahay KF-16, kuwaasoo ku dhacay meel ka baxsan goobtii loogu talagalay,” sidaas waxa yidhi bayaan ka soo baxay ciidamada cirka ee Koonfurta Kuuriya.
05/03/2025
Wararka ka imanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ay galabta ku geeryootey hooyo ku xanuunsanayd muddo todobaad ah isla markaasna weydey diyaarad u qaada cisbitaallada caasimadda Muqdisho, sida ay sheegayaan dadka deegaanka.
Khilaafka Jubbaland iyo DFS ayaa sameeyey duulimaadyada rayidka ee Jubbooyinka iyo Gedo.
05/03/2025
Saddex xildhibaan ayaa ku dhaawacmay qaraxyo loo adeegsadey bambooyin qiiq iyo uuro ka kiciyey xarunta baarlamaanka Serbia, ismaan dhaafka xildhibaanada ayaa ka dhashey muran siyaasadeed oo xooggan oo mudaba soo jiitamaayey, kaas oo sababay rabshado dhexmaray xildhibaannada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Garowe
